Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Real Madrid oo usheetay Man United qiimaha ay ku heli karaan Mesut Ozil

mesut ozil real image(maantasomaliland):- Kooxda Real Madrid ayaa diyaar u ah in ay ka iibiso kooxda Manchester United xidigeeda khadka dhexe Mesut Ozil .

United ayaa dhowaan sheegtay in ay xiiseyneyso xidiga wadanka Jarmalka ,waxaana ay Madrid diyaar utahay in ay fasaxdo .

Kooxda cad cadka ayaa usheegtay naadiga Man United in ay ku heli karaan laacibkaan qiimo dhan €45m oo euro.

Imaatinka Gareth Bale ayaa sare uqaadeysa go,aanka ay Madrid ku iibineyso xidigaan , waxaana kooxda tababare David Moyes ay hada heysata fursad ay kula saxiixato xidiugfaan

Laakiin qiimahan ayaa laga yabaa in uu dib udhigo go,aanka United ee ku aadan Mesut Ozil

by abdikan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com