Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahankii hore ee Patrick Vieira iyo Sol Campbell oo qaadanaya shahaadada tababaranimada

Patrick_Vieira(maantasomaliland):- Xidigii hore ee kooxda Arsenal Patrick Vieira iyo Sol Campbell ayaa bilaabaya raadinta sharciga UEFA ee u ogolaanaya in ay tababarayal noqdaan.

Labada nin ayaa ka qeyb qaadanaya koorso ka sconaysa magaalada Newport,ee koonfurta Wales oo lagu barnaayo xirfada macalinimada .

Koorsadaan ayaa socon doonta mudo 14 cisho ah waxaana kadib ay heli doonaan ruqsada tababarinimada iyagoo ka shaqeyn kara kooxdii ay doonaan .

Patrick Vieira ayaa usheegay The Guardian in ay ku faraxsan yihiin ay sare uqaadaan heerkooda tababarnimo .

“Xaqiiqdii waxaan diyaar unahay ah oo aan ufuranahay in aan kordhino xirfadeena tababaranimo waana ku faraxsanahay koorsadan ayuu yiri Patrick Vieira.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com