Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

10-ka ciyaaryahan maamlahan ugu hadal heynta badan qaarada yurub

hi-res-142874101_crop_650x440(maantasomaliland):-Madaama haatan suuqa cayaartooyda Yurub lagu kala iibsado uu soo gaaray xili xasaasi ah koox walbana ay dooneyso inay soo iibsato xidigo tayo wanaagsan waxaa jiraan laacibiin maalin walbo saxaafada caalamka si joogto ah u hadal heyso halka uu mustaqbalkooda cayaareed noqon doono todobaadyada nagu soo fool leh sidaa darteed waxaan idiin heynaa 10-ka xidig ee beryahan aqbaartooda sida weyn suuqa Yurub looga hadal haayo iyo halka uu mustaqbalkooda noqon doono waxayna kala yihiin:

No. Cayaaryahan Naadiga uu kusii jeedo Wargesyada wax ka qoreyn
1. Willian (Anzhi) Chelsea 12-wargeys
2. Samuel Etoo (Anzh) Real Madrid/Inter/Chelsea 12-wargeys
3. Gareth Bale (Tottenham) Real Madrid 10-wargeys
4. Wayne Rooney (Man United) Chelsea 10-wargeys
5. Marouane Fellaini (Everton) Man United 9-wargeys
6. Christian Eriksen (Ajax) Liverpool/Tottenham/Arsenal 6-wargeys
7. Luis Suarez (Liverpool) Real Madrid 5-wargeys
8. Yohan Cabaye (New Castle) Arsenal 5-wargeys
9. Leighton Baines (Everton) Man United 5-wargeys
10. Erik Lamela (Roma) Tottenham 3-wargeys

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com