Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maxaad Kataqaan10-ka xidig ee ugu qaadista badan kabaha dahabka Serie A-da

serie-a490sg_0(maantasomaliland):-Madaama horyaalka Talyaaniga si rasmi ah daaha looga qaaday sidoo kalena ay xili cayaareedkan ku hardami doonaan gool dhalinta Serie A-da weeraryahano caan ah sida Mario Balotelli, Carlos Tevez, Mario Gomez, Gonzalo Higuain iyo kuwo kale waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 10-cayaaryahan oo sumcad balaaran ku leh horyaalkan madaama ay yihiin raga ugu qaadiska badan kabaha dahabka waxayna kala yihiin:

No. Cayaaryahanka Naadi Inta jeer kabaha dahabka uu qaaday
1. Gunnar Nordahl (Sweden) AC Milan 5 (1950, 51, 53, 54, 55)
2. Aldo Boffi (Italy) AC Milan 3 (1938, 40, 42)
3. Giuseppe Meazza (Italy) Inter Milan 3 (1930, 36, 38)
4. Giuseppe Signori (Italy) SS Lazio 3 (1993, 94, 95)
5. Luigi Riva (Italy) Cagliari 3 (1967, 69, 70)
6. Michel Platini (France) Juventus 3 (1983, 84, 85)
7. Paolo Pulici  (Italy) Torino 3 (1972, 75, 76)
8. Roberto Pruzzo (Italy) AS Roma 3 (1981, 82, 86)
9. Andriy Shevchenko (Ukraine) AC Milan 2 (2000, 2004)
10. Antonio Di Natale (Italy) Udinese 2 (2010, 2011)

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com