Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Rooney oo laga iibin doono koox dibbada ah

Wayne Rooney(maantasomaliland):-Wayne Rooney ayaa loo sheegay in uu ka tagi karo kooxda United laakiin waxaa loo sheegay in uu ku tagi karto hadii uu helo koox ka dhisan bananka Ingriiska .

The Mirror ayaa daabacday in Man United ay fisixi doonto Rooney hadii uu helaayo koox ka baxsan UK oo iibsan karta .

Laacibkaan ayaa lala xiriirinaya Chelsea laakiin United diyaar uma ahan in ay ka iibiso koox ay ku xafiiltaman Premier League

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com