Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Roodhi Beed lagu shiilay

roodhi-beed-lagu-shiilay

Waxa loo baahanyahay:

  • 2 xabo oo beed ah
  • 3 malqaacadood oo caano ah
  • 4 xabadood oo roodhi ah (sliced bread)
  • saliid ama badhar
  • malab

Habka loo samaynaayo:
Weel qodan beed iyo caanaha ku qas.
Maqli dabka saar oo kululee.
Kadib kolba xabad roodhi ah soo qaad oo beedka la qasay dhex geli.
Maqliga oo inyar oo saliida aad mariso ku shiil labada dhinac ilaa ay shaaxidayaan.

Malabka dusha kagadar.

Shaah ama caano ku cab

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com