Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Shanta kooxood ee lacagtii ugu badnaa sanadkaan galiyay suuqa kala iibsiga

lacag222-490x316(maantasomaliland):-  5) Napoli – £75m ayeey suuqa galisay

madaxweyne Aurelio de Laurentiis ayaa keensaday  macalin  Rafael Benitez waxaana uu keensaday ciyaaryaahano eey ka mid yahiin Gonzalo Higuain uu ka keenay Real Madrid,isagoona ka dul qaaday Arsenal .

4) PSG – £97.6m ayeey suuqa galisay

waxay la soo wareegatay  magacyo waa weyn waxaana ka mid ah  Edinson Cavani ooy ka keeneen  Napoli, iyo ciyaaryahano kaloo caan ah eey ka mid yahiin Marquinhos iyo Lucas Digne .

 

3) Man City – £98m ayeey suuqa galisay

kooxda  eey leeyahiin  Taajiriinta reer Abu Dhabi ayaa keensadeen ku dhawaad afar ciyaaryahan oo caan ah waxana ka mid ah Fernandinho ooy ka so qaateen  Shakhtar Donetsk aduun lacageed dhan  £35million,Stevan Jovetic , Alvaro Negredo iyo  Jesus Navas .

2) Tottenham Hotspur – £107million ayeey suuqa galisay

Erik Lamela  ayaa ah lacibka ugu qaali sanaa eey la soo wareegan kasooy ka soo qaaten kooxda AS Roma aduun lacageed dhan £30m ciyaaryahanada kala eey keensatay waxa ka mid ah  Roberto Soldado iyo Paulinho .

1) AS Monaco – £146m ayeey suuqa galisay

kooxadan ayaa ah kooxda ugu badan ee suuqa sanadkaan  galisay  lacagahii ugu badnaa kadib markii eey la soo wareegtay Radamel Falcao, oo ay ku soo qaaten £53million James Rodriguez iyo  Joao Moutinho .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com