Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Chelsea macalinkeeda Mourinho oo wali raadinaayo weeraryahan

mourinho(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa wali raadinaayo weeraryahan kaloo dheeri ah xili dhawaan uu la soo wareegay Samuel Eto’o.

 

The Mail on Sunday ayaa ku warameysa  Eto’o oo ka yamind  Anzi todobadkii usan noqon doonin lacibkii ugu danbeeyay ee sanadkaan kooxda ka soo iibsatay suuqa kala iibsiga

 

Warar ayaa intaas waxay ku darayaan in  weeraryahanka kooxda  Borussia Dortmund  Robert Lewandowski iyo Karim Benzema, eey yahiin ciyaaryahan u diiwaan gashan macalinka jeestada badan .

 

Laba mar uu dalab u diray weeryahanaka kooxda  Manchester United Wayne Rooney ayuu waayay Mourinho sidaad darteed waxa uu tijiabinayaa dooqiisa labad ee weerarka
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com