Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Yaaba u baahan Bale? Isco oo laba ka dhaliyay Athletic Bilbao

400916-isco(maantasomaliland):-Kooxda Real Madrid ayaa sii xoojisay rikooeka u yaala garoonkeeda kadib markii eey 3 vs 1 kooxda Athletic Bilbao  ciyaartii ka dhacaday garoonkaEstadio Santiago

 

Ciyaartaan waxaa ka soo qeeb galeen ku dhaawaad 72231‎  oo tageerayaal  waxaana garsoore ka ahaa Clos Gómez‎

Kooxda Real Madrid waxay goolasha ka kala heshay Isco oo dhaliyay daqiiqadii 28  Cristiano Ronaldo daqiiqadii  45  iyo Isco oo labeestay daqiiqadii  72  iyadoona kooxda Athletic Bilbao

Eey gool ka heshay daba yaaqadii ciyaarta Ibai Gomez  waxaana sidaas eey guusha ku racaday kooxda reer boqor

 

Guushaan waxay ku riixeysa kooxda Real in eey safka hore ka hogmiso horyaalka dalka Spain oo sanadkaan ka duawan sanadahii hore .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com