Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Viviano oo tijabo caafimad u maaraayo kooxda Arsenal

viviano-closeup490ai_6(maantasomaliland):-Palermo goolhayaheeda  Emiliano Viviano ayaa lagu wadaa in manta uu tijaabo cafimad u maro kooxda  Arsenal.

The Rosanero ayaa fasxaday qaar ka mid ah ciyaaryahadeedii tan iyo markii eey  Serie B udalacday  waxana ciyaaryahada eey fasaxday ka mid ah daafaceedii hore  Santiago Garcia.

Sky Sport Italia,  ayaa baahiyay  in Viviano uu ka duuli doono  Sicily isagoo ku wajahan  London si uu tijaabo caafimaad  ugu maro kooxdiisa cusub .

Lacibkan ayaa u saftay xulka  Italy lix jeer waxaan lacibkan wayahiisii ugu fiicna uu ku soo qaatay kooxda  Fiorentina isagoona gabadhiisa ugu magic daray  Viola.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com