Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tababaraha Jose Mourinho oo la soo wareegay ciyaaryahankii Todobaad tan iyo markii uu ku soo laabtay kooxda Chelsea

(maantasomaliland):-Chelsea ayaa la soo wareegtay  Christian Atsu oo horey ugu ciyaari jaray kooxda  Porto waxaana eey la gashay hishiis afar sano ah .

21 jirkaan  -ayaa ka so dhaaqay kooxda ka ciyaarta   Eredivisie ee Vitesse Arnhem kadib amaah kooban uu kula joogay .

Atsu ayaa noqday  ciyaaryahankii todobaada ee uu la soo wareegay  Jose Mourinho  Kadib  Cristian Cuevas, Samuel Eto’o, Andre Schurrle, Mark Schwarzer, Marco van Ginkel iyo Willian.

laacibkan ayaa u safatay  17  kulan  kooxda Porto  horyaalka  Portuguese league, waxaana laga yaaba in kooxda   Vitesse uu  kula sii joogo amaahdiisa maadama garoonka  Stamford Bridge uusan ka hali Karin boos jogta  ah .
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com