Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Ilori oo si rasmi ah ugu biiray Liverpool

ilori(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ula saxiixatay Tiago Ilori oo ka yimid kooxda Sporting Lisbon.

Laacibkaan 20 jirka ah ayaa ku baasay caafimaadka waxaana uu si rasmi ah uga mid noqday xidigaha kooxda Brendan Rodgers.

“Waxaan dareemaya in aan ahay xidig ka tirsan Liverpool, imaatinkeyga Premier League waa riyo run noqotay ayuu Ilori usheegay website-ka Liverpool.

“Waan aqaanaa taariiqda Premier League iyo in Liverpool ay tahay koox weyn , dareenkeygu waa sareeya ayuu hadalkiisa ku daray.

Xidigaan ayaa ku dhashay London balse uhayaamay Portugal

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com