Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Liverpool oo si rasmi ah ula wareegtay Mamadou Sakho

sackho(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ushaacisay saxiixa Mamadou Sakho oo ka yimid dhanka kooxda PSG.

23 jirka reer France ayaa ku baasay caafimaadka waxaana lagu soo bandhigay xerada Melwood.

Reds ayaa la aaminsan yahay in saxiixa Sakho iyo Ilori, ay kaga baxday lacag dhan £25m.

“Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan halkaan imaado ,waxaan jeclahay in aan iraahdo mahadsanid qof walba oo halkaan igu soo dhoweyay .

“Waxaan imid halkaan maxaa yeelay waxaan ogaaday in Reds ii rabto si dhab ah ,waxaan eegaya in aan ciyaaro kulankeygii koowaad.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com