Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Arsenal Oo hishiis la gaartay Mesut Ozil

ooz(maantasomaliland):-Arsenal ayaa hishiis dhan £42.4m ama  (50m euros) waxey kula soo wareegtay laacibkii kooxda  Real Madrid iyo  Germany Mesut Ozil.
24 jirkaan ayaa tijabo caafimaad waxa uu u mari doonaa kooxda  Arsenal sida eey qortay BBC .
Ozil ayaa ku maqan waajibad qaradan tijaabadiisa  cafimaadna waxa uu ku mari doona dalka Germany.
Arsenal macalinkeeda Arsene Wenger ayaa horey ula soo wareegtay   Yaya Sanog iyo  Mathieu Flamini, 29, jir ah   .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com