Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Kaka oo loo gacan Loo galiyay nambarkiisii hore ee Milan+ SAWIRO

kaka-ok(maantasomaliland):-Kaka ayaa la xaqiijiyay in uu xeran doono namabarkiisii hore ee  uu ka xeran jiray koooxda Milan Kadib markii uu katagay kooxda  Real Madrid.
Laacibka dalka  Brazilian ayaa saakay tijaabo cafimaad u maray  kooxdiisa hore waxaana uu qalinka ugu duugay hishiis afar sano ah  uu kula joogi kooxda  Diavolo.

“waxaan ku soo laabtay gurigeyga ,” 31jirkaan  ayaa u sheegay  Sky Sport Italia.

Kaka ayaa labo sano la joogi doono kooxda  Diavolo.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com