Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Arsenal oo hunguriyeeysay Kagawa lagana yaabo iney qaadatoo

Shinji_Kagawa_2459696b1-490x306(maantasomaliland):-Arsenal ayaa  hada  xooga saareysa helitaanka qadka dhexe ee kooxda  Manchester United Shinji Kagawa.

The Daily Mail ayaa ku warameysa in  United laacibkeeda uu yahay mid suuqa yaala madamada uusan ka mid aheyn  dooqa  macalin  David Moyes .

Kagawa ayaan ciyaarin kulankii  1-0 kooxdiisa kulan darada eektay kooxda  Liverpool tasoo walaca ku sii kor dhisay lacibkaan .

Arsenal iyo Atletico Madrid ayaa labadaba amaah ku rabaan  Kagawa, oo  hada ku wajahan Osaka si uu xulkiisa Japan ugu ciyaaro  kulamada soo food lah .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com