Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Real Madrid oo saxaafada usoo bandhigtay Gareth Bale + SAWIRO

bale-in-madrid(maantasomaliland):-Real Madrid ayaa saxaafada usoo bandhigtay xidigeeda cusub Gareth Bale kaas oo lagu shaaciyay goor dhow Bernabeu.

Xidigaan ayaa la sheegay in ay ugu dambeyn Madrid ku iibsatay aduun dhan £86million taas oo ka dhigan in uu yahay ciyaariyahanka ugu qaalisan aduunka .

Bale ayaa ka qaadan doona garoonka Bernabeu aduun dhan £256,000 asbuucii .

Ku soo dhowaaw garoonkaada ku soo dhowaaw funaanada ku soo dhowaaw kooxdada ayuu yiri madaxweynaha Madrid , Florentino Perez oo ka hadlay goobta.

Xidigaan ayaa xiran doona funaanada nambarka 11 aad ee Real Madrid.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com