Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Moses : waan ku faraxsanahay imaatinkeyga Liverpool

moses1(maantasomaliland):-Victor Moses ayaa ku biiray kooxda Liverpool isagoo amaah kaga yimid kooxda Chelsea ,waxaana uu uciyaari doonaa mudo sanad ah .

Laacibka Nageria oo 22 jir ah ayaa ku baasay tjibaada caafimaadka waxana funaanadiisa lagu gudoonsiiyay xerada tababarka Liverpool ee Melwood.

“Waan ku faraxsanahay imaatinkeyga Liverpool ,hadafkeygu waa in aan ciyaara oo aan caawiyaa kooxda waan ku kalsoonahay shaqsiyadeyda ayuu usheegay website-ka kooxda Liverpool.

“Ma jiro qof xaqiri kara awooda iyo magaca Liverpool ,sharaf ayey ii tahay in aan ka mid noqdo Reds .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com