Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Di Natale Oo Wacad kumaray In Goolashiis Uu gaarsiindoono 200 Xili ciyaaredkaan

dinatale-celebration490ai_24(maantasomaliland):-Udinese weeraryahankeeda  Antonio Di Natale ayaa ku riyoonaaya in uu dhaliyo goolkiisii 200 ee Serie A ka hor  inta uusan dhaamnin xiliciyaard kan horyaalka .
“waxan doonayaa inaan  200 gool dhaliyo ,” captain kooxda ayasida yari.

“waxaan u bahanahay 24 gool inaan hada aan dhaliyo  xili ciyaaredkan .
35j irkaan ayaa ku suganaa kooxda ilaa iyo toban xili ciyaard isagoona ku guuleesatay gooldhalinta horyaaladii afartiihoryaal ee ugudanbeeysay
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com