Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahankii Hore Luis Figo Oo u Sharaxan Agaasimah Cusub Ee Kooxda Paris Saint-Germain

FIGO(maantasomaliland):-Garabkii hore ee kooxda  Inter  Luis Figo ayaa laga yaaba in uu noqdo agaasimah ciyaarah ee cusub ee kooxda  Paris Saint-Germain.
PSG ayaa raadineysa agaasimo cusub Kadib markii Leonardo, uu iskacaslay xilka markii lagaaxay xili uuku xadguday garsoore.
Kooxda Le Parisien ayaa wadahadal kulajirto 40jirkaan u dhashay dalka Portuguese.
Figo ayaa qibarad u lahshaqadaan isagoo, wakiil u ahaa kooxda Inter tan iyo markii uuka fariisatay ciyaarah kubada cagta

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com