Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tababaraha Mourinho: Ozil Waxa uu La Mid Yahay Figo iyo Zidane Oo La Iskudaray

ozil1-490x305(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda  Jose Mourinho ayaa sheegay in tageero wayn uu u yahay laacibka dhawan galka ah ee kooxda  Arsenal Mesut Ozil.

Mourinho ayaa la soo shaqeeyay  Ozil xiligiisii koooxda  Real Madrid.

“waa cuyaaryahan xirfada badan . waxa  copy ahana ma sameeyo  —.waa ninka ugu fiican ee xertay nambarka 10 ee aduunka . qof walbana wuu jecelyahay in uu daawado waxaan ku tilmaami karaa   Luis Figo iyo Zinedine Zidane oo kala ,” waxa yari  Mourinho.

Ozil aabahiisa  , Mustafa, ayaa ku faraxsan in wiilkiisa uu ku biiray kooxda  kooxda Aresnal .

“waxaan aaminsanahay in uu u ciyaari doono si aad u adag ,”waxa yari  Mustafa. “waxa uu ordi karaa  12 ilaa iyo  14 miles kulan kasta .

“taasna wa sababata loola bar bar dhigay  Messi  markii uu ku sugna adalka Spain. ”

Laacibkaan ayaa xeran doono nambarka 11 ee kooxda Aresnal lakiin su’aasha waxey tahay  ma ka saari doono kooxda Arsenal sided sano oo koob la’aan ah?
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com