Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Leo Messi Oo jabiyay Rikoor Gadaal laga ogaaday

2013-09-01_VALENCIA-BARCELONA_20.v1378119873(maantasomaliland):-goolashii hat trick uu ka dhaliyay kooxda Valencia waxey u dhiibtay hogaanka goolasha horyaalka isagoo lah shan gool — Messi ayaa sidoo kala waxa uu goolashaasi oo dhasheen qeebtii hore uu ku noqday ciyaaryahankii sedaxaad ee soo mara taariiqda kooxda oo sedaxley ku dhaliyay qeebtii koowaad ee ciyaarta ,

sidoo kala goolasha waxa uu ku bar bareeyay Hugo Sanchez kasoo dhaliyay goolashii ugu badnaayeen ee laga dhaliyay garon aan aheyn kan kooxda Barcelona isagoona dhaliyay 99 gool.

inkastoo uu ahaa hat trick 2 ee u dhaliyay kooxda hadana waxa uu noqday ciyaaryahankii sedaxaad ee kooxda Barça ee qeebta koowad ee ciyaarta dhaliyay goolasha sedaxleyda loo yaqaano,kadib Hristo Stòixkov oo ahaa ninkii ugu horeeyay ee sidaas sameeyay sanadkii 1991 iyo Romário i1993.

sedaxlaydaas waxey sidoo kala ahey tii labad ee waligeed lagaa dhaliyay qeebtii koowad ee ciyaarta kooxda Valencia iyadoo ku ciyaareysa garoonkeeda La Mestalla

Messi ayaa sidoo kala ka saro maray Quini oo ahaa laacibka lixaad ee ugu goolasha badan horyaalka dalka Spain kasoo dhaliyay 220 gool
Messi ayaa hada waxa

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com