Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Laacibka SNEIJDER : LIVERPOOL Koob kuma guuleysan karto Tasna wa sababta aan ku diiday

sna(maantasomaliland):-kubad qabeeyah kooxda Galatasaray Wesley Sneijder ayaa xaqiijiayay in uu diiday in uu ku biiro kooxda Liverpool waxaana uu ku sababeeyay horyaal la’aanta heysato kooxda .

Liverpoola ayaa isku dayday laacibkan in eey la soo wareegto ka hor intii shalay uu xermin suuqa kala iibsiga waxaan laacibka xulka Dutch uu ka doortay dalabkaas in uu iska sii joogo magalada Istanbul.

“hadii eey jiraan kooxah ku rabaan , waxaa qasab ah inaad ku faraxsantahay .

“dalabka kooxda Liverpool, waan xushmeeyay lakiin sababta aan u aqbali wayay waxey tahay koob la’aanta heysato ,” waxa yari Sneijder.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com