Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daafaca Carlos Puyol oo aan ku soo laaban doonin garoomada ilaa…

puyol-ko(maantasomaliland):-Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona Carlos Puyol ayaa lagu soo waramaya in uusan ku soo laaban doonin kooxdiisa Barcelona ilaa bisha October.

Kabtanka Barcelona ayaa la filayay in uu ku soo laabto tababarka kooxda kadib dhamaadkii kulamadi fasaxa tiiyoo aan dhicin.

Laakiin jariirada AS ayaa soo warisay in kabtan Carlos Puyol uu dib ugu laabtay miiska qaliinka waxaana uu maqnaan doonaa ilaa bisha October.

Barcelona ayaan ku farxin hadalkaan madama aaney wax daafac ah soo iibsan intii uu furnaa suuqa kala iibsiga.


by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com