Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kribs: baankeega Faransiiska

baankeega-faransiiska(maantasomaliland):-kribs

ama baankeega khafiifka ah ee loo yaqaano (crepes)
af faransiis. Labada dhinacba waxa lagu shiilaa sliidyar
ama badhar.

Waxa laga sameeyaa daqiiq, caano, beed iyo badharyar oo la isku qooshay
, qooshkan oo aad u khafiif ah.
Waxa loo baahanyahay:

1 koob daqiiq
1 beed
1 1/4 koob caano
1/2 malqaacad yar milix
2 malqaacadood badhar

Malab iyo badhar dusha lagaga daraayo

Habka loo samaynaayo:

Jaaga waxlagu shiido alaabta korku qoran oo dhan kurid
oo iskuwada shiid.

Dabool oo yaradaa ilaa 30 mirir.

Dabka saar maqligaa aan waxbakudhagin, saliid ama badhar yar
mari oo inyaroo qooshka ah kushub dabadeed
wareeji inta aad kor uga yara qaado dabka adigoo
is wada gaadhsiinaaya.
Dabka ku daa ilaa inta uu hoosta ka shaaxidayo dabadeed
dhinaca kale u rog oo shaaxidi.

Bileedh kurid oo badhar yar iyo malab dhusha kagadar.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com