Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Hore Ee Kooxda Real Madrid Guti Oo Kala Saarey Messi Iyo Ronaldo Midka Wanaagsan

rrrrr1(maantasomaliland):-Real Madrid geesigedii  Guti ayaa qirtay in lacibka  Barcelona  Lionel Messi uu wax badan ka wanaagsan yahay  Cristiano Ronaldo.

Guti ayaa la weydiiyay in lacibiintaan uu is bar bar dhig ku sameeyo xilki uu la hadlaayay  barnaamijka caanka ah ee  Punto Pelota.

” waxaan ku soo cilinaa waxaan horey u dhahay Messi waa midka ugu wanaagsan ciyaaryahanada aduunka  . waa wax dhib ugu ah inaan qiro taas , lakiin waa mid runta ah ,” ayuu yari .

” waa labada laaacib ee ugu wanaagsan hada aduunka , lakiin markey noqoto  shaqsi dooro   Messi ayaa ila wanaagsan .” ayuu hadalkiisa raaciyay
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com