Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Real Madrid Oo Noqday Kooxdii Ugu Badneed Ee Lacag Faa’iday

logo-real-madrid(maantasomaliland):-Real Madrid ayaa shacisay in eey faa’iday lacago aad u badan xili ciyaaredkii 2012-13 , tasoo ka baadan 1.3 boqolkiiba sanadkii la soo dhaafay .

kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabeu ayaa noqotay kooxda kaliya ee ee faa’iday €500m sanadkii labaad oo xariir ah .

Madrid ayaa heshay €36.9m, toosoo ka dhigeysa 52.4 boqolkiiba eey korartay sidii sanadkii la soo dhaafay eey aheyd .

Demahii kooxda lagu lahaa ayaa sanadkii la soo dhaafay aheyd €90.6m guud ahaanba waxaana eey hoos u dhacaday 27.4 boqol kiiba iyadoona eey hoos u dhacday €34m. 27.4 boqol kiiba

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com