Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Barcelona Ogow Waa Kooxda Ugu Soo Saarista Badan Ciyaaryahanada Sabab?

FC-Barcelona-Wallpaper-2013-01(maantasomaliland):-25 KA Ciyaaryahan ee kooxda FC Barcelona eey hada heysato , 17 ka mid ah isla kooxda ayaa soo saartay waxeyna kooxda eey noqotay kooxda ugu soo saarka badan koxah ka dhisan qaarada Europ

Sergi Roberto, Oier, Tello iyo Cuenca ayaa ah ciyaaryahanada ugu danbeeyay ee ka soo qalin jabiyeen xerada tababarka kooxda ee u soo gudbeen kooxda waaweyn

Hadaba waa kuwaan laacibiinta eey  soo saartay kooxda Barcelona  sanadahii danbe 

Víctor Valdés
Martín Montoya
Gerard Piqué
Cesc Fàbregas
Carles Puyol
Xavi Hernández
Pedro Rodríguez
Andrés Iniesta
Leo Messi
Jonathan Dos Santos
Marc Bartra
Sergio Busquets
Jordi Alba
Cristian Tello
Isaac Cuenca
Sergi Roberto
Oier Olazábal
FC Barcelona ayaa ah kooxda ugu xoogan siyaasada dhinac in la soo saarta ciyaaryahanada maxaa yeelay waxaa sanadkasta kooxda lagu soo daraa ciyaaryahano da’yar ah oo kooxda akadeemiyada ka soo qalan jabiyeen .
17 ka ciyaaryahan aan kor ku soo xusnay waxey soo mareen heerarka hoose ee kooxda waxaana taasi eey ka dhigtay in Barca 68% ciyaaryahanada hada uu ku duulo macalin Gerardo ‘Tata’ Martino eey yahiin kuwa eey kooxda so saartay .

Xavi Hernández, ayaa ah ciyaaryahanka ugu waqiga dheer ee kooxda u ciyaarayay tan iyo markii uu kooxda hoos ka so baxay waxaana lacibkan uu kooxda ka mid ahaa 23 sano
Xavi Hernández, ayaa kooxda ku soo biiray isagoo jira 10 sano hadan waa 33 sano jir . ciyaaryahanka ku soo xiga waa Carles Puyol. Waxa uu kooxda ka mid ahaa 18 sano isagoo kulankiisii koowad saftay 14 ka hor xiligii uu kooxda hogaamin jiray Louis Van Gaal.
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com