Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dafaca Alexander Buttner Oo Saxiixaya Hishiis Cusub Uu Kula Joogaayo Kooxda Manchester United?

bbbg(maantasomaliland):-Manchester United daafceeda bidix  Alexander Buttner ayaa shaaca ka qaaday in hishiis cusub  uu la gaalaayo kooxdiisa  , xili dhawaan eey jireen warar sheegaaya in kooxdiisa uu ka tagi doono .

dafac reer Dutch  ayaa si weyn loo hadal haayay in uu ka tagi doono  Old Trafford waxaana lala xiriirinaayay kooxah Sunderland, Celtic iyo  Besiktas.

hadalka laacibkaab ayaa imaanaaya xila Nani kooxdiisa uu la galay hishiis shan sano ah  .
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com