Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Macalinka Arsene Wenger: Juventus Wey Ku Guuleysan Kartaa Champions League Sanadkan

Arsene Wenge(maantasomaliland):-Arsenal macalinkeeda  Arsene Wenger ayaa ku adkeestay  in Juventus eey tahay koox sanadkan ku guuleysan karto  Champions League.

The Old Lady ayaa loo celiyay  Serie B sanadkii  2006 kadib markii eey ku lug yeelatay  fadeexadii  Calciopoli, lakiin tan iyo markii eey soo laabatay waxey ku soo laabtay si xoogan .

Wiilasha Antonio Conte  ayaa looga adkaaday  quarter-finalah  sanadkii la soo dhaaafay  Champions League, markaasoo  4-0 guul daro eey kala kulmeen kooxda  Bayern Munich, lakiin Wenger expects ayaa ku tilmaamay kooxda mid sanadkan tartanka ku guuleysan karto .

Arsenal ayaa ka hor imaan doonto  Napoli waxaana Wenger uu tijaabin doonoo awaado macalin  Rafa Benitez, kazoo sanadkaan qarash badan galiyay kooxda reer Talyaani .
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com