Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xulka England oo xaaqday xulka Moldova

(maantasomaliland):-Xulka wadanka Ingriiska ayaa heer fiican ku socda marka la fiiriyo usoo bixitaankoodda koobka aduunka ee 2014.

England ayaa xalay ku xaaqday Wembley xulka yar ee Moldova ciyaar ku dhamaatay 4-0.

Danny Welbeck ayaa ilowsiyay jamaahiirta Ingriiska maqnaanshaha Wayne Rooney markii uu dhaliyay labo gool.

Steven Gerrard iyo Rickie Lambert ayaa dhaliyay goolasha kale taas oo xulka tababare Roy Hodgson usahashay in helaan sadexda dhibcood oo ay hogaanka uqabtaan Group-kooda.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com