Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xulka Qaranka Spain oo xaqiijisay booskeeda koobka aduunka

spain(maantasomaliland):-Xulka Spain ayaa usoo baxay ka qeyb galkooda koobka aduunka ee 2014 oo lagu qaban doono Brazil.

Kadib markii ay xalay 2-0 kaga adkaadeen xulka Finland oo dhanka kalana bar bar dhac lagu qabtay France oo la ciyaaray Georgia ayey Spain sadex dhibcood oo nadiif ah ku qabatay hogaanka Group-ka oo ay ka harsan tahay lao ciyaar oo kaliya .

Hada waxa aay uciyaarayan in ay ku dhameystaan booska koowaad ee Group-ka balse waa soo baxeen .

Spain ayaa labada gool ka heshay Jordi Alba and Alvaro Negredo

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com