Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Weeraryahanka kooxda Man United Van Persie oo guul daro ka bad baadiyay xulka Holland

holland(maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda Man United,Robin Van Persie ayaa guul daro ka bad baadiyay xulkiisa xalay is reeb reebka koobka aduunka .

Holland ayaa xalay bar bar dhac 2-2 ah la dhaafi weysay xulka Estonia.

Netherlands ayaa ku horeysay hogaanka ciyaarta markii uu Arjen Robben udhiibay hogaanka laakiin waxaa loogu jawaabay labo gool oo deg deg ah .

Daqiiqadii 90 aad ayaa gool kulaad loo dhigay xulka Holland waxaa gool ubadalay kabtan Robin Van Persie taas oo keentay in ciyaartu ku soo idlaato 2-2.

Raio Piiroja ayaa laga saaray ciyaarta .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com