9-Ciyaaryahan Oo Ka tirsan Man United Oo Hanatay PFA Player Of The Year
(maantasomaliland):-Hadii aa tahay qof taageera Man United oo aadan aqoonin saameyntii sagaalkan hoose waxbaa ka dhiman taageeranimadaada .
Tan iyo markii la bilaabay abaal marinta PFA Player of the Year waxaa hanatay 9 ciyaariyahan oo Man United uciyaareysay waana kuwaan hoose
Cristiano Ronaldo
Eric Cantona
Gary Pallister
Mark Hughes
Roy Keane
Ruud van Nistelrooy
Ryan Giggs
Teddy Sheringham
Wayne Rooney
by abdikani