Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

8-Xidig Oo Xarafka Dambe Ee Magacoodu Yahay (K) Oo Sadexleey Ka Dhalisay Premier League

rr(maantasomaliland):-Tan iyo markii la bilaabay isticmaalka magaca Premier League waxaa jirta ilaa sided ciyaariyahan kuwaas oo magacooda labaad uu ka bilaawdo xarafka (K) kuwaas oo goolasha loo yaqaano Hat-ricks ka dhaliyay horyaalkaas.

Andrei Kanchelskis
Dirk Kuyt
Jurgen Klinsmann
Nwankwo Kanu
Paul Kitson
Robbie Keane
Salomon Kalou
Shinji Kagawa

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com