Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daafaca Kooxda Man City Richards Bale waxa uu ka halis badanyahay Ronaldo

Richards(maantasomaliland):-Manchester City daafaceeda  Micah Richards ayaa sheegay in  Gareth Bale  uu ka wanaagsanyahay   laacibka kooxda  Real Madrid  Cristiano Ronaldo.
Waxa uu u sheegay  Telegraph: “Gareth Bale waxa uu ahaa mid ka adeeg badan . markii aan la ciyaaray  Ronaldo markii uu ku sugnaa  United.
Daafacaan ayaa labada hore ugy hor tagay  laacibiintaan waxaana uu sheegay in Gareth Bale uu yahay laacib dhameestirin  oo daafacyada eey ku wareeran

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com