Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Goolhaya Kooxda Juventus Buffon: Waxaan Nolasheyda Ku Dhameysan Doonaa Juventus

gianluigi-buffon-juventus(maantasomaliland):-Gianluigi Buffon aya ku adkeestay in xirfadiisa ciyaared uu ku dhameysan doono kooxda  Juventus.

35 jirkaaan ayaa u ciyaaray  430  kulan kooxda Bianconeri  tan iyo markii kooxda  Parma uu ugu soo dhaqaaqay aduun lacageed  €51 million sanadkii  2001,.

Buffon ayaa bar bareey doonono  Fabio Cannavaro  rikoorka safashada ee xulka Talyaaniga  hadii uu safto kulankiisii  136 kulanka taaladada kulanka  Czech Republic,.
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com