Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tababaraha Xulka Mexico Oo Shaqada Laga Ceyriyay

maxic(maantasomaliland):-Jose Manuel de la Torre ayaa laga ceyriyay shaqadii uu ka hayay xulka  Mexico sida eey xaqiiyeen xiriirka kubadada cagata dalkaas .

Xulka El Tri ayaa  2-1 waxaa ugu adkaaday  xulka  Honduras, waxaana kaalinta afaraada  eey ugu jireen ciyaarah looga soo baxayo koobka aduunka sanadaka 2014

Mexico  ayaa group yada lagu reebay  ciyaarahii  Confederations Cup ee ka dhacay dalka  Brazil,.

De la Torre, ayaa qabtay xulka Mexico sanadkii  2011. Waxaana xulka Mexico kulanka xige eey la ciyaari doonaan xulka  New Zealand.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com