Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Ronaldo Oo Dhaawac U Seegi Doono Kulanka Brazi

ronnnn(maantasomaliland):-Cristiano Ronaldo ayaa dhaawac u seegi doono kulanka xulkiisa   Portugaska  eey la ciyari doonan xulka Brazil talaadada

Kabtanka Seleccao ayaa dhaliyay xalay goolasha sedaxleyda ciyaartii 4-2 eey ugu badiyeen xulka  Northern Ireland waxaana uu noqday gool dhaliyah labad ee ugu sareeya xulkiisa isagoo dhaafay  Eusebio.

Portugal ayaa hada hogamineysa Group  F ciyaarah looga soo baxaaya koobka aduunka waxana eey leeyahiin  17 dhibcood 8 kulan eey ciyaareen .

Ronaldo waxaa afar gool ka sareeyo oo kaliya  Pauleta oo ah ciyaaryahanka ugu goolasha badan xulka Portugal

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com