Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Kaka Oo Guul Ka Caawiyay Kooxdiisa Milan Kulankiisii Koowaad

kaka-milan-heart490ai_1(maantasomaliland):-ayaa xirnaa kabtanimda  kooxda  Milan kulankiisii koowaad waxaana kooxdiisa uu ka saacaday in eey a 4-0 ugu adkaato kooxda  Chiasso.  Ciyaar saxiibtinimo eey ciyaareen

Laacibkaan reer Brazil ayaa dib ugu soo laabatay kooxda  Rossoneri  afarsano uu ka maqnaa  isagoo ka tagay sanadkii 2009 markaas uu ku biiray kooxda   Real Madrid.

“Milan waa koox wanaagsan anigana faraxad ayeey ii aheyd soo laabashadeyda ,” ayuu yari

Inkastoo uusan gool dhalin Kaka  xalay hadan waxa uu baasay qaar ka mid ah goolashii eey ku adkatay kooxdiisa  .

Chiasso 0-4 Milan

Goolasha  Nocerino 7 (M), Silvestre 23 (M), Robinho 40 (M), Saponara 86 (M)
Milan: Amelia; Zaccardo, Mexes (Vergara 46), Silvestre (Pedone 61), Emanuelson (Pinato 46); Nocerino (Rondanini 78), De Jong (Poli 46), Muntari (Modic 46); Kaka (Niang 46); Robinho (Saponara 61), Matri (Claveria 74)

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com