Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Macalinkeeda Kooxda Arsenal Oo hishiiska u kor dhineysa Arsene Wenger

arsene_wenger-heureux(maantasomaliland):-Arsenal ayaa wada hadal cusub la galeysa macalinkeeda  Arsene Wenger si uu u saxiixo hishiis cusub .
The Sunday Mirror  ayaa ku warameysa  in helitankii kooxda eey heshay  Mesut Ozil  kadib  ,  eey hada qorshaheeda  xige uu yahay uu yahay   in hishiiska  eey u kor dhiso macalin Wenger.
Macalinka reer  Frenca aya hishiiskiisa waxa uu dhici doonaa dhaamadka  xili ciyaaredkaan .
Arsenal tageeryaasheeda ayaa ku banaana baxeen  63 jirkaan  kadib markii  kooxdiisa guul daro ey kala kulantay  Aston Villa furitaankii horyaalka .
Milkiilah sheerleyda kooxda  Kroenke iyo gidomiyah fulinta  Ivan Gazidis ayaa sheegeen in saxixii  Ozil uu yahay hor mar  kale  oo dheer ah uu sameeyay  Wenger uuna u qalmo hishiis cusub .
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com