Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xulka Qaranka Brazil Oo Lix Gool Ku Xaaqday Australia Iyo Alexandre Pato Oo Soo Rogaal Celiyay Waxaa Qoray: Cabdulaahi Cismaan Faarax

Neymar(maantasomaliland):-Xulka Brazil ayaa waxey  6-0  ku dhufteen xalay xulka  Australia ciyaar saaxiibtimo oo ka dhacaday   the Estadio Nacional Mane Garrincha, oo ku yaala  Brasilia.

Laacibkii hore ee kooxah  Manchester City iyo  Everton Jo oo hada u ciyaara Atletico Mineiro  ayaa dhaliyay laba ka mid ah goolashii xalay, waxaana raacsadeen kuwa kala  Neymar, Ramires, Alexandre Pato iyo  Luiz Gustavo oo dhaliyay gool shartiisa watay  .

Lix daqiiqo kaliya ayeey ku qadatay xulka  Selecao in shabaq eey soo taabtaan markii eey ciyaarta bilaawatay ,markii  Jo uu dhameestiray kubad eey ka soo wada shaqeeyen   Bernard iyo  Neymar.

Isla Jo ayaa labeeyay  waxaana goolka sedaxad dhaliyay Neymar oo ciyarta ka dhigay  3-0 iyadoona Ramires uu madaxeeyay kubad uu usoo dhigay  Maxwell’ daqiiqadii   58-aad .

Sidoo kala  Pato  oo mudo kadib markii ugu horeysay xulka looga yeeray isla markan badal ku soo galay  ciyaarta ayaa  dhaliyay goolkii shanaad  daqiiqadii  71, waxana goolasha  soo gaba gabeyay Gustavo xili ciyaarta eey ka dhineed lix daqiiqo isagoo shabaqa ka toogtay meel  25-yard u jirtay .
by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com