Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 5)

Waxa maanta markii ugu horaysay xarunta Madaxtooyada Somaliland laga furay Masaajid wayn oo loogu talo galay in hogaanka dalka iyo hawl wadeenada madaxtooyadu ay ku tukadaan

Waxa maanta markii ugu horaysay xarunta Madaxtooyada Somaliland laga furay Masaajid wayn oo loogu talo galay in hogaanka dalka iyo hawl wadeenada madaxtooyadu ay ku tukadaan. Waxaana Masaajidkaa lagu tukaday salaadii Jimcaha ee shalay, waxaana ka qayb galay Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), guddoomiye ku […]

Ciidanka Booliska oo Raad Goobaya Masuuliyiin Ku Eedeysan Lunsi Hanti Qaran‏

Ciidanka Booliska oo Raad Goobaya Masuuliyiin Ku Eedeysan Lunsi Hanti Qaran‏

Xubnaha la Raadinayo waxa ka mid ah Maayarka Iyo Xoghayaha Fulinta D/Hoose Gabilay Gabilay-Ciidanka Booliska ee magaalada Gabilay ayaa ku dabo jira lix xubnood oo Maxkamada Gobolka Gabilay waaran u jartay ka dib markii Hanti dhawrku ku soo eedeeyay inay lunsadeen hanti lacageed oo aad u badan. Masuuliyiintan waaranka soo qabashada loo jaray waxay isugu […]

Maayar Jiciir Oo Aflagaadeeyay Shacbiga Hargeysa ee Uu Madaxda U Yahay

Maayar Jiciir Oo Aflagaadeeyay Shacbiga Hargeysa ee Uu Madaxda U Yahay

December 24th, Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa aflagaadeeyay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa ee uu madax u yahay, waxaanu ku tilmaamay dadka hawlaha shaqo xafiiskiisa kaga xidhan yihiin inay u socdaan baahi iyo shaxaad. taasi oo dadweyne badani ay si weyn uga codhoodeen. Maayarka caasimadu wuxuu sidaasi ka sheegay habeen hore oo […]

AL-SHABAAB oo ku Hanjabay inay sii Wadayaan Dagaalada Muqdisho

AL-SHABAAB oo ku Hanjabay inay sii Wadayaan Dagaalada Muqdisho

AL-SHABAAB oo ku Hanjabay inay sii Wadayaan Dagaalada Muqdisho Muqdisho(Yool/Wakaaladaha)-Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, ayaa shalay ku hanjabay in ay sii wadi doonaan dagaalada ay ka wadaan Magaalada Muqdisho ee ay kula jiraan Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM xili ay ku soobiireen ciidamo farabadan oo ka tirsanaa Xisbul Islaam. Kadib shir jaraa’id oo shalay si […]

Agaasimaha Qorsheynta Dhaqaalaha Baanka Oo Berbera Kullan Kula Yeeshay Xawaaladaha Madaxa bannaan‏

Agaasimaha Qorsheynta Dhaqaalaha Baanka Oo Berbera Kullan Kula Yeeshay Xawaaladaha Madaxa bannaan‏

Aggaasimaha Qorsheynta tirokoobka iyo falaaqeynta dhaqaalaha Baanka Somaaliland Maxamed Siciid dheere, ayaa saaka kulan kula qaatay xarunta banka berbera shirkadaha madaxa banana ee xawilaada lacagaha iyo sarifka iyo waliba shirkadaha ganacsiga, waxaana kulankan kasoo qeyb galay dhamaan shirkadaha xawaladaha iyo sarifka. ee ugu waaweyn magaalada berbera masuliyiintooda ugu sareya sida Dahabshiil.Isky exchange. Telsom. Oomaar companay […]

wiil yar oo sagaal jir ah oo rumaysan in uu madaxwayne siiraanyo ku daray golaha wasiirada‏

wiil yar oo sagaal jir ah oo rumaysan in uu madaxwayne siiraanyo ku daray golaha wasiirada‏

Hargeysa, 22, Dec, 2010Wiil yar oo da’diisu tahay 9 sannadood, isla markaana ku nool magaaladda caasimadda Hargeysa, wuxuuna rumaysan yahay inuu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku daray liiska gollihiisa wasiiradda ee uu soo saaray 28 July, 2010. Kadib markii uu ku arkay xubin ka mid ah wasiiradda oo ay isku magac yihiin, kaas […]

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynah

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynah

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynaha Puntland-na Uga Digay Inuu Ku Soo Xad-Gudbo Sool Iyo Sanaag “Xidhiidha SomalilandHaybtu Macno Ma Laha Dhulkana Sharci Iyo Xuduud Baa Yaala, Faroolena Shaqo Kuma Laha Sool Iyo Sa Iyo Itoobiya Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Haya Waana Kolba Sida Uu U Dhigo, naag” […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafaadka Golaha Wakiilad

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafaadka Golaha Wakiilad

Hargeysa (maantasomaliland)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inaanay xiligan ugu muuqan in wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka Golaha Wakiilada si loo yareeyo tirada Mudaneyaasha ridi kara shirgudoonka. Madaxweyne Ku Xigeenka oo maanta saxaafada kula hadlayay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa wuxuu ka hadlay khilaafka ba’an ee kala qeybiyay […]

Wasiirka Duulista Iyo Hawada SL. Oo shaaca ka qaaday In Ay Diyaaradii U Gudbiyeen Xeer Ilaalinta Qaranka

Wasiirka Duulista Iyo Hawada SL. Oo shaaca ka qaaday In Ay Diyaaradii U Gudbiyeen Xeer Ilaalinta Qaranka Hargaysa-(Qaran news)-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dacwad ku adan Diyaaradii lagu qabtay Madaarka Hargeysa, taasi oo hub u siday Maamul Goboleedka Puthland, waxaanay sheegeen inay xeer ilaalinta u gudbiyeen Xeer ilaalinta qaranka si maxkamad loo […]

Duqa Caasimada Hargeysa oo beeniyay Eedo Loo Soo Jeediyay‏

Duqa Caasimada Hargeysa Oo beeniyay Eedo Ay U Soo Jeediyeen Ururka Hilibleyaashu Duqa Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta beeniyay war ku saabsan in Maayarka Hargeysa uu jeebaddiisa ku shubto lacag dhan 65 kun oo Dollar, oo laga qaado Hilibleyaasha caasimadda Hargeysa, warkaasi oo lagu daabacay Wargeyska DAWAN ee ka soo baxa magaalada […]

“Way Tahay In Wargeyska Ku Xad Gudba Karaamada Aan Dalka U Hayo Talaabo Sharciya Laga Qaado”‏

Taliyaha Bilayska Somaliland Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) ayaa xeer ilaaliyaha guud ee qaranka u gudbiyay dacwad ka uu kaga dalbanayo in masuuliyiinta wargeyska Waaheen si sharciga waafaqsan talaabo looga qaado, isagoo sheegay in warysigii uu siiyay daraad wariyaha BBC-da u jooga Hargeysa Axmed Siciid Cige oo uu kaga hadlay dilka ka dhacay todobaadkan deegaanka […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Magacaabay Diyaaradda lagu hayo Madaarka Hargeysa iyo Calooshood U Shaqaystayaashii Watay Oo Loo Soo Dhaadhiciyay Hotel Ku Yaalla Gudaha Magaalada‏

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud  “Siilaanyo”, ayaa la sheegay inuu u magacaabay Guddi ka kooban Xukuumaddisa oo masuul ka noqon doonta baadhista kiiska Diyaarada Saanada Milatari u sida Puntland ee lagu qabtay madaarka Hargeysa. Guddida uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo ka kooban shan xubnoo d waxa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr: Maxamed Cabdi […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com