Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 845)

Hargeysa (maantasomalilandSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in la bixiyo darajooyinkii ciidammadda qaranka ee uu balan-qaaday hirgelintooda xiligii lagu jiray Ololihii doorashadii Madaxtooyadda ee 2010-kii.

Hargeysa (maantasomalilandSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in la bixiyo darajooyinkii ciidammadda qaranka ee uu balan-qaaday hirgelintooda xiligii lagu jiray Ololihii doorashadii Madaxtooyadda ee 2010-kii. Madaxweynuhu wuxuu sidaasi ku sheegay khudbad kooban oo uu ka jeediyay munaasibaddii loogu dabaal-degayay sanad-guuradda 19-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka […]

Ceerigaabo (maantaSomaliland.)- Boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladda Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, ayaa maanta banaan bax balaadhan iskugu soo baxay fagaaraha Beerta Xoriyadda waxaanay kaga soo horjeedeen dhawaaqii Ingiriisku ku dhallilay heerka ammaanka Somaliland.

Ceerigaabo (maantaSomaliland.)- Boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaaladda Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, ayaa maanta banaan bax balaadhan iskugu soo baxay fagaaraha Beerta Xoriyadda waxaanay kaga soo horjeedeen dhawaaqii Ingiriisku ku dhallilay heerka ammaanka Somaliland. Banaan-baxyeyaashaasi waxay socod ku mareen shaaricyadda iyo dariiqyadda magaaladda Ceerigaabo, waxaanay ku dhawaaqayeen hal-ku dhigyo ay ka mid […]

Hargaysa (maantaSomaliland.): Xukuumada Somaliland ayaa ugu baaqday maamulka Puntand inay faraha kala baxdo deegaanada Sanaag Barri ee Somaliland isla markaana ay joojiso sheegashada aanay waxba ka jirin ee deegaankaasi.

Hargaysa (maantaSomaliland.): Xukuumada Somaliland ayaa ugu baaqday maamulka Puntand inay faraha kala baxdo deegaanada Sanaag Barri ee Somaliland isla markaana ay joojiso sheegashada aanay waxba ka jirin ee deegaankaasi. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali (Caddami) oo xalay khadka telefoonka ugu waramay (msl), ayaa sheegay in dadka shacabka ah ee deegaanada Sanaag Barri ay […]

(msl)Magaalada Hargeysa ayaa saaka subaxdii isugu soo baxay jidadka waaweyn ee caasimada, iyagga oo sitay calanka qaranka Somaliland iyo weliba boodhadh waaweyn oo ay ku xardhan yihiin weedho lagu taageerayo madax-banaanida iyo xasiloonida ka jirta Somaliland.

Magaalada Hargeysa ayaa saaka subaxdii isugu soo baxay jidadka waaweyn ee caasimada, iyagga oo sitay calanka qaranka Somaliland iyo weliba boodhadh waaweyn oo ay ku xardhan yihiin weedho lagu taageerayo madax-banaanida iyo xasiloonida ka jirta Somaliland. Dadwaynahan oo isugu jiray ardayda jaamacadaha, haween, ganacsatada kala duwan ee caasimada iyo weliba dad kale oo aad u […]

Madaxwayne Siilaanyo Oo Khudbad-sanadeedkiisa 2013-ka U Jeediyay Baarlamaanka, Kana Ka Istaagay Dhawaaqii Ingiriisku Ku Dhaliilay Amniga Dalka

Madaxwayne Siilaanyo Oo Khudbad-sanadeedkiisa 2013-ka U Jeediyay Baarlamaanka, Kana Ka Istaagay Dhawaaqii Ingiriisku Ku Dhaliilay Amniga Dalka

Madaxwayne Siilaanyo Oo Khudbad-sanadeedkiisa 2013-ka U Jeediyay Baarlamaanka, Kana Ka Istaagay Dhawaaqii Ingiriisku Ku Dhaliilay Amniga Dalka Madaxwaynaha Somaliland, waxa uu khudbadiisani kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay hadalkiisii……… Hargeysa (msl) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta labada Golle ee baarlamaanka Somaliland u jeediyay khudbad sanadeedkiisa dastuuriga ee […]

Banaan Bax Lagaga Soo Horjeeday dhawaaqii Ingiriiska oo Ka dhacay Bali-gubadle

Banaan Bax Lagaga Soo Horjeeday dhawaaqii Ingiriiska oo Ka dhacay Bali-gubadle

Hargeysa (msl)-Banaan-bax lagu caddaynayo Nabadgelyada buuxda ee ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland, lagagana soo horjeedo warbixinahii wasaaradda Arrimaha dibadda ee Ingiriiska ayaa maanta ka dhacay Degmadda Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd. Kumanaan dadweynaha degmadaas ah ayaa isugu soo baxay badhtamaha magaalada kuwaaso socod nabadgelyo ku maray wadada weyn ee magaaladaas dhexmarta, iyagoo ku dhawaaqaya kelmado cadaynayey […]

Arsene Wenger: Barcelona Ma Dooneyso Inay Iska Iibiso Weeraryahankeeda David Villa

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegtay in Barcelona aysan dooneynin inay iska iibiso weeraryahankooda David Villa. Hadalka Wenger ayaa soo baxaya xilli isbuucii hore ay dib ugu soo laabteen London wafuud ka socotay Arsenal kuwaasoo Barcelona u joogay wadahadalo, laakiin wax heshiis ah ma aysan gaarin. “Barca ma dooneyso inay iska iibiso David Villa. Taas […]

Is Bar-bardhigada Todobaadka Ee Laacibiinta Barcelona Iyo Real Madrid Lionel Messi & Cristiano Ronaldo

Malinta arbacada Messi rikoor ayuu jabin karaa kulanka El Clasico ee Real Madrid iyo Barcelona, halka Ronaldana laga sugayo dabaal dagiisii caanka noqday ee “calma,calma” . Messi kulankaan El Clasico waxa uu ku dhaliyay 17 gool ka dib 22 kulan oo uu ciyaaray El Clasico waxa uuna qarka u saaran yahay oo ay hal gool […]

Didier Drogba Oo U Digay Kooxaha Champions League Ka Dib Markii Uu Ku Biiray Galatasaray.

Didier Drogba ayaa isha ku hayo guulo kale oo uu ka gaaro Champions League ka dib markii uu ku biiray kooxda Turkiga ee Galatasaray. Ciyaaryahankii hore ee Chelsea ayaa heshiis 18 bilood ah ugu biiray kooxda ka dhisan Istanbul isagoo ka soo tagay kooxda reer China Shanghai Shenhua. Drogba ayaa ahaa ciyaaryahankii ku hogaamiyay xilli […]

Guardiola Oo Gacanta Loo Gelinayo £240 Milyan werar Ku Qaaday Liverpool

Pep Guardiola ayaa la siin doonaa 240 milyan ginni oo uu ku habeeyo kooxda Bayren Munich xilli ciyaareedka soo socda, ciyaaryahanka ugu horeeya ee diirada u saarana waa xiddiga Liverpool Luis Suarez, sida ay qoreyso Daily Mail. Tababarihii hore ee Barcelona ayaa ku soo laaban doona kubada cagta ka dib sannad uu fasax ka qaatay, […]

Buuhoodle (msl) – Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee Somaliland, ayaa maanta dhigay dibad-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Madaxwaynaha Puntland iyo siyaasiyiinta reer Buuhoodle ee u addeega. ayaa ka Mudaharaadkan ka dhigay garoon ku yaala Magaalada Buuhoodle, iyagga oo sitay boodhadh ay ku xardhan yihiin weedho lid ku ah Maamulka Madaxwayne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole, oo doonaya inuu Buuhoodle ka hirgaliyo hanaanka xisbiyada badan oo Puntland u wareegtay dhawaan.

Buuhoodle (msl) – Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee Somaliland, ayaa maanta dhigay dibad-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Madaxwaynaha Puntland iyo siyaasiyiinta reer Buuhoodle ee u addeega. ayaa ka Mudaharaadkan ka dhigay garoon ku yaala Magaalada Buuhoodle, iyagga oo sitay boodhadh ay ku xardhan yihiin weedho lid ku ah Maamulka Madaxwayne Cabdiraxmaan Sheekh […]

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Difaacay Amniga Somaliland, Warbixintii Ingiriiskana duray January 28th, 2013 Comments Off Hargeys a (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa gaashaanka ku dhuftay warbixintii ay dawladda Ingiriisku ay muwaadiniinteeda ku boorisay inaanay booqan Somaliland sababo amni darteed. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa arrintan kaga jawaabay waraysi uu caawa siiyay TV-ga qaranka, ayaa ku dooday in ammaanka iyo nabad-gelyadda Somaliland ay tahay mid taam ah, waxaanu tilmaamay inaanay haynin waxa ay dawladda Ingiriisku sheegtay. “Waxaan ummadda Somaliland iyo caalamkaba u sheegaynaa in Nabad-gelyadda Somaliland tahay mid sugan oo Ciidamadda Booliska iyo kuwa Nabad-gelyaddu ay gacanta ku hayaan,”ayuu yidhi Taliye Cabdilaahi Fadal, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo daba socday warbixinta dawladda Ingiriiska, waxa uu yidhi “Waxan la sheegayo Annagu ma hayno. Waxaanu ognahay in Somaliland ammaankeedu sugan yahay oo aanay wax dhibaato ahi ka jirin.” “Waxaan shacbiga Somaliland iyo caalamkaba ka codsanaynaa inay la shaqeeyaan Ciidamadda ammaanka Somaliland,”ayuu yidhi Gen. Cabdilaahi Fadal.

Hargeys a (maantaSomaliland.)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa gaashaanka ku dhuftay warbixintii ay dawladda Ingiriisku ay muwaadiniinteeda ku boorisay inaanay booqan Somaliland sababo amni darteed. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa arrintan kaga jawaabay waraysi uu caawa siiyay TV-ga qaranka, ayaa ku dooday in ammaanka iyo nabad-gelyadda Somaliland ay tahay mid taam ah, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com