Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 764)

Shacabka Hargeysa Oo Khaati Ka Taagan Culayska WadooyinkaKala Soo Darsa Marka Madaxwaynuhu Ka Baxayo Ama Soo Galayo Madaxtooyadda

Shacabka Hargeysa Oo Khaati Ka Taagan Culayska WadooyinkaKala Soo Darsa Marka Madaxwaynuhu Ka Baxayo Ama Soo Galayo Madaxtooyadda

(maantasomaliland):-Shacbiga  ku nool Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa xukuumadihii u kala danbeeyey dalka kala kulma culays iyo cadibaad  badan Xiliyada uu Madaxwaynuhu ka baxayo ama uu soo galayo Qasriga Madaxtooyadda, kuwaas oo loo xidho Jidadka waawayn ee ay iskaga kala gooshaan gaadiidka bulshaddu. Xukuumaddii Madaxwayne Riyaale oo caan ku ahayd xidhashada Wadooyinka Mihiimka u ah […]

Dagaalyahanadii Al-shabaab Ee Weeraray Westgate Mall Oo Soo Galay Somaliya Iyo Reer Galbeedka Oo Qorshaynaya Dagaal Ka Dhan ah Oo Ay Kula Galaan Gudaha

Dagaalyahanadii Al-shabaab Ee Weeraray Westgate Mall Oo Soo Galay Somaliya Iyo Reer Galbeedka Oo Qorshaynaya Dagaal Ka Dhan ah Oo Ay Kula Galaan Gudaha

(maantasomaliland):-Warbaahinta Dalka Kenya oo soo xiganeysa Sirdoonka Dalka Kenya ayaa qortay War ku saabsan in uu baxsaday Sarkaalkii u fududeeyay Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee gudaha u galay Xarunta Westgate Mall kana midka ahaa ragii wax ka qaaday weerarkaasi. Sarkaalkan oo Magaciisa lagu sheegay Abuu Sandheere ayaa la tilmaamay in uu kamid ahaa ragii aadka ugu dhawaa […]

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland

(maantasomaliland):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa saaka hor yimid golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga Saaka ee Golaha Guurtida oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golahaasi, ayaa waxa uu Wasiirku mudaneyaasha siiyay warbixin dheer oo ku saabsan xaaladda guud ee Wasaaradiisa iyo halka ay ku dambeeyeen wadahadaladii labadda wadan ee Somaliland iyo […]

Sheekh Maxamuud C/laahi Geele Oo Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay

Sheekh Maxamuud C/laahi Geele Oo Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay

(maantasomaliland):-ciidamada Somaliland ayaa xalay fiidkii xabsiga u taxaabaty Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geele oo ah Gudoomiyaha Urur Diimeedka Xisbulaha Ee Somaliland. Xadhiga Guddoomiyaha ururka Xisbulaah, ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyey Xubno ka tirsan urukaasii, walow aan ilaa hadda aan wax war ahi ka soo bixin dhanka xukuumadda Somaliland oo ku saabsan sababta xadhiga Wadaadkan. Sheekh Maxamuud […]

Dalkan Casaabad Baa Gacanta Ku Haysa, Waxana Aanu U Sheegaynaa Inaanay Annaga Casaabadi Na Xukumi Karine Nin Kastaaba Waxa Uu Doono Ku Kici Doono Oo Wax La Iska Celin Doono”..ENG. Faysla Cali Waraabe

Dalkan Casaabad Baa Gacanta Ku Haysa, Waxana Aanu U Sheegaynaa Inaanay Annaga Casaabadi Na Xukumi Karine Nin Kastaaba Waxa Uu Doono Ku Kici Doono Oo Wax La Iska Celin Doono”..ENG. Faysla Cali Waraabe

(maantasomaliland):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedo Culus Dusha ka saaray Hab-dhaqanka Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu jawaab ka bixiyey Qaabkii loogala dhaqmay Munaasibaddii qalinjabinta jaamacadda Hargeysa ee Shalay. Eng. Faysal Cali waraabe oo ka waramaya dhacdadii jaamacadda Hargeysa ee shalay ku tilmaamay mid baalmarsan Hannaanka maamulka […]

Agaasimaha Warfaafinta Oo Tababar u Soo Gabagabeeyay 21 Suxufi

Agaasimaha Warfaafinta Oo Tababar u Soo Gabagabeeyay 21 Suxufi

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee wasaaradda Waraafinta Somaliland, C/rashiid Jibriil Yuusuf ayaa shalay tababar ugu soo xidhay hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa, weriyeyaal ka tirsan idaacadda Radio Ergo iyo kuwo ka kala socday warbaahinta dawladda ee Somaliland iyo ta madaxbanaan. Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa waxa ka qayb galay kuddadii uu socday koow iyo […]

Maayarka Hargeysa oo Wareegto ku Mamnuucay Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah

Maayarka Hargeysa oo Wareegto ku Mamnuucay Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah

(mSL)Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku hareeraysan magaalada. Wareegtadan oo uu maayarku ku saxeexan yahay ayuu ku faahfaahiyay sababaha keenay inay joojiyaan qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku yaalla caasimadda Hargeysa.Wareegtadaasina waxay u qornayd sidan:- “Duqa caasimadda Hargeysa, ahna guddoomiyaha golaha […]

Arsenal ,Tottenham iyo xulka Ingriiska oo ku dagaalamaya tababaraha Liverpool Brendan Rodgers

Arsenal ,Tottenham iyo xulka Ingriiska oo ku dagaalamaya tababaraha Liverpool Brendan Rodgers

(maantasomaliland):-Tababaha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa noqday ninka ugu hadal heynta badan gudaha England maalmahan. Kadib markii uu qarash yar ku dhisay Liverpool ,macalinkaan ayaa hada bartilmaameed u ah kooxaha Arsenal, Tottenham iyo waliba xulka Ingriiska . Jariirada The Mirror ayaa sheegtay in Arsenal ay dooneyso in ay uqaadato badalka Wenger kaas oo doonaya in […]

Guddoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda Oo Ka Jawaabay Dhaliilo mucaaridku u jeediyeen xukuumadda

Guddoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda Oo Ka Jawaabay Dhaliilo mucaaridku u jeediyeen xukuumadda

(MSL)Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha wakiiladda Somaliland Dr. Cali Aw Yuusuf Axmed, ayaa si adag uga jawaabay eedaymihii ay xisbiyadda mucaaradku ugu soo jeediyeen golaha wakiillada xeerkii takadiifta iyo horumarinta waddooyinka. Cali Aw Yuusuf oo shalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa tilmaamay in aanay mucaradadnimadu ahayn wixii horumar ah ee ay xukuumaddu ku talaabsato […]

Kooxda Manchester City Oo Mushaar Badan Ugu yaboohday Xidiga Manchester United Adnan Januzaj

Kooxda Manchester City Oo Mushaar Badan Ugu yaboohday Xidiga Manchester United Adnan Januzaj

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester City ayaa ku sii dhowaaneysa in ay ka afduubato Man United xidigeeda da’da yar Adnan Januzaj. Jariirada Metro ayaa sheegtay in Man City ay ubandhigtay xidiga Belguim aduun dhan £45,000 asbuucii iyo heshiis shan sano ah. 18 jirkaan garabka ka ciyaara ayaa lagu soo daray kooxda koowaad ee Man United xagaagan,laakiin wali saameyn […]

Kooxda Manchester United oo kor kala socota xaalada Juan Mata

Kooxda Manchester United oo kor kala socota xaalada Juan Mata

(maantasomaliland):-Kooxda kubada cagta ee Manchester United, ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay ka dhex faa’iideysato khilaafka u dhaxeeya kooxda Chelsea iyo waliba ciyaaryahan Juan Mata. Daily Star ayaa qortay in 25-jirkaan uu si aad ah uu xaladiisa ula socdo macalinka aamusan ee hogaamiya naadiga United ee David Moyes 25-jirkaan Mata ayaa waxa uu ahaa […]

Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona Oo Fariin U diray Lional Messi.

Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona Oo Fariin U diray Lional Messi.

(maantasomaliland):-Laacibkii hore ee xulka Argentina Diego Maradona ayaa fariin u diray Lionel Messi oo uu ugu dhiiro galinayo si uu u noqdo laacibka ugu fiican taariikhda kubbada cagta adduunka. “Waxaad noqon doontaa laacibka ugu fiican ebid taarkiihda kubbada cagta, sii wad ku raaxeysashada ciyaarista kubbada cagta” ayuu ku yiri Maradona fariintiisa sida ay qortay jiriiradda […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com