Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 789)

Maamul Xumada Aafaysay Xarunta Dawlda Hoose Ee Gobalka Hawd Oo Dawynaha Kunooli walaac Ka Muujiyay

Maamul Xumada Aafaysay Xarunta Dawlda Hoose Ee Gobalka Hawd Oo Dawynaha Kunooli walaac Ka Muujiyay

(maantasomaliland):-maayarka magaalada baligubadle iyo ku xigeenkiisa ayaad mooda inay ka moogan yihiin dhinaca waxqabadka gobalka taasi oo ay kaaga markhaati tahay markaad  hor istaagto aaddareemaysaa iyadoo aay albaabada xfiisyadu xidhanyihiin subixii habeenkiina lagu xisabsado dakhliga . sidoo kaleeto wxaa jira xaalado badan oo murugsan oo maayarku ka indho laayahay xalinteedana uu u taag waayay taasi […]

Wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen kooxaha qaarada Yurub

Wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen kooxaha qaarada Yurub

(maantasomaliland):-Waxaa gabo gabo maraya suuqa kala iibsiga iyadoo maalinta Isniinta uu suuqa kala iibsiga xirmi doono waxaana wargeysyada ay aad ugu mashquulsan yihiin sidii ay ku heli lahaayeen kooxaha iyo ciyaartooyda ay doonayaan. ***Real Madrid ayaa heshiis la gaari doonta ninka aan arintiisa meelna u dhicin ee Gareth Bale iyadoo lacagihii ay ku doonaysay hoos […]

Ciyaaryahanka Lionel Messi: Barcelona waxey gashay group adag Champions League

Ciyaaryahanka Lionel Messi: Barcelona waxey gashay group adag Champions League

(maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda Barcelona, Lionel Messi ayaa rumeysan in kooxdiisa Barcelona ay gashay Group adag ,isku aadka Champions League . Kooxda Catalan ayaa Groupka H kula biirtay kooxaha AC Milan, Ajax iyo Celtic. Messi ayaa sheegay in sanadkaan ay Barca ku jirto Group ka adag kuwii sanadihii la soo dhaafay. “Xili ciyaareedkaan Group-kaan ma noqon doono […]

Tababaraha Jose Mourinho: Kooxdii wanaagsaneyd ayaa laga badiyay

Tababaraha Jose Mourinho: Kooxdii wanaagsaneyd ayaa laga badiyay

(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa ku adkeystay in kooxdiisu ay uqalantay in ay xalay garaacdo kooxda Bayer Munich ,kadib markii isaga lagu garacay rigoorayaal 5-4. Kubbad soo daahday oo uu dhaliyay Javi Martinez ayaa beeniyay guul uu tababare Mourinho raadinayay in uu ka gaaro Munich. Romelu Lukaku ayaa ka qasaariyay Chelsea gool kulaad ,tas oo […]

Hordhaca kulanka caawa ee Juventus vs. Lazio

Hordhaca kulanka caawa ee Juventus vs. Lazio

(maantasomaliland):-Juventus ayaa rajeyneysa in ay ku sii socoto wadada guusha marka ay caawa wajahayan kooxda Lazio, ciyaar ka dhici doonta magaalada Turin. Garoonka: Juventus Stadium Garsooraha: Tagliavento Saacada bariga afrika: 9:45 Antonio Conte kooxdiisa ayaa ku raaxeysatay kooxda Lazio labo asbuuc ka hor markii ay 4-0 ku garaceen Super Cup-ka Talyaaniga. Tababare Conte ayaa lagu wadaa in uu […]

Bayern Munich oo rigooreyaal 5 – 4 ugu adkaatay Chelsea UEFA Super Cupka

Bayern Munich oo rigooreyaal 5 – 4 ugu adkaatay Chelsea UEFA Super Cupka

(maantasomaliland):-Ciyaar aad u adag oo ay fooda is dareen kooxaha Bayern Munich iyo Chelsea loona tartamayey Super Cup-ka Qaarada Yurub ayaa waxaa caawa ku guuleystay kooxda Bayern Munich taasoo rigooreyaal 5 – 4 ku quusisay Chelsea. 120 – daqiiqo oo barbaro 2 – 2 ay ku dhamaatay ayaa ugu danbeyntii rigooreyaal la dhigay waxaana Chelsea […]

Ma ogtahay ku saabsan Isku aadkii Champions League:

Ma ogtahay ku saabsan Isku aadkii Champions League:

(maantasomaliland):-FC Barcelona, AC Milan, Ajax Amsterdam iyo Glasgow Celtic Glasgow waxay heystaan 16 European Cups Barça ayaa la ciyaartay  Celtic iyo Milan xili ciyaaredkii la soo dhaafay , mid kastana  gurigeedey guul daro kala soo kulantay Milan ayaa ah Groupka eey ku jirto  kooxda ugu badan ee ku guuleysatay tartankaan   waxaana eey qaaday  todobe jeer […]

Xoghayaha gaashaandhiga ee Maraykanka Chuck Hagel, ayaa sheegay in go?aankii Baarlamaanka dalka Britain ku qaadacay in dalka Britain aanu ka qayb gelin weerar lagu qaado dalka Syria ayaa sheegay go aankaasi aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin qorshaha militari ee uu wato dalka Maraykanku ee ka dhanka ah dalka Syria.

  (maantasomaliland):-Xoghayaha gaashaandhiga ee Maraykanka Chuck Hagel, ayaa sheegay in go?aankii Baarlamaanka dalka Britain ku qaadacay in dalka Britain aanu ka qayb gelin weerar lagu qaado dalka Syria ayaa sheegay go aankaasi aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin qorshaha militari  ee uu wato dalka Maraykanku ee ka dhanka ah dalka Syria. Dalka Maraykanka ayaa […]

Wasiir Ku Hanjabay In Tallaabo Laga Qaadayo Cidii ka Hor timaada Sahaminta Shiidaalka

Wasiir Ku Hanjabay In Tallaabo Laga Qaadayo Cidii ka Hor timaada Sahaminta Shiidaalka

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay hawlaha sahaminta shidaalka ee laga wado deegaamada gobolka Togdheer, waxaanu tilmaamay in xukuumadu talaabo ka qaadi doonto cidii ka hor timaada sahaminta shidaalka. Cali Maxamed Waran Cade oo shalay warbaahinta kula hadlay magaaladda Burco waxa uu sheegay in dadka ku dhaqan deegaanka ay […]

Itoobiya oo kaashanaysa dawladda Somaliland waxa ay ka dhigtay Somaliland iyo marinkeedaba goob u daran kooxaha argagixisada iyo canaasiirta nabad diidka ahba, sidaas waxa sheegay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay.

Addis Ababa(maantasomaliland):-Wareysi gaar ah oo wakaalada wararka Itoobiya (WIC) uu siiyay qunsulka guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, waxa uu ku sheegay inay Itoobiya wax badan u hurtay si ay uga caawiso dadka Somaliland inay ka xoreeyaan mandaqadda argagixisada iyo kooxaha nabad diidka. Brigadier General Berhe Tesfay, waxa uu sheegay in wax wada qabsiga Somaliland […]

12 Xildhibaan Oo Dalbaday Mooshin Xilka lagaga Tuurayo Maayarka Hargeysa iyo Ku xigeenkiisa

12 Xildhibaan Oo Dalbaday Mooshin Xilka lagaga Tuurayo Maayarka Hargeysa iyo Ku xigeenkiisa

(maantasomaliland):-War Xog-ogaal ah ayaa wargeyska DAWAN xalay u xaqiijiyay in 12 xildhibaan oo tirsan Golaha deegaanka Hargeysa ay Duqa caasimadda ka dalbadeen inuu golaha u qabto fadhi aan caadi ahayn. Si ay fursad ugu helaan inay mooshin ka dhan ah Maayarka iyo ku xigeenkiisa oo ay doonayaan inay kalsoonidda u qaadaan. Xildhibaan ka tirsan Golaha […]

Wararkii Ugu Danbeeyay Shaqaaqadii Ka Dhacday Maalintii Shalay Ahayd Degaanka Garbo Dadar Ee Gobolka Selel + Khasaarihii Ka Dhashay Oo Isa Soo Taraya

Wararkii Ugu Danbeeyay Shaqaaqadii Ka Dhacday Maalintii Shalay Ahayd Degaanka Garbo Dadar Ee Gobolka Selel + Khasaarihii Ka Dhashay Oo Isa Soo Taraya

Garbo-Dadar-(msl) Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhaya degaanka Garbo dadar ee Gobolka Selel aya sheegaya in xaalada degaankaasi marba marka ka danbaysa ay faraha ka sii baxaysa ka dib marii maalintii shalay ahayd Iska hor imaad gaystay qasaare u badan dhaawac iyo burbur hantiyeed ay ka dhaceen magaaladaas  iska horimaadkaas oo ay  ku dhaawacmeen […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com