Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Maamul Xumada Aafaysay Xarunta Dawlda Hoose Ee Gobalka Hawd Oo Dawynaha Kunooli walaac Ka Muujiyay

Maayarka-Bali-Gubadle-300x246(maantasomaliland):-maayarka magaalada baligubadle iyo ku xigeenkiisa ayaad mooda inay ka moogan yihiin dhinaca waxqabadka gobalka taasi oo ay kaaga markhaati tahay markaad  hor istaagto aaddareemaysaa iyadoo aay albaabada xfiisyadu xidhanyihiin subixii habeenkiina lagu xisabsado dakhliga . sidoo kaleeto wxaa jira xaalado badan oo murugsan oo maayarku ka indho laayahay xalinteedana uu u taag waayay taasi oo ah in tuulada gumar ay ka shaqaynayaan laba  rasiidhkii lacag qabasho oo kala ah baligubadle iyo bali cabane masduuliyadeedana uu leeyahay maayarka magaalada bali gubadle mr guray iimaan .dhinaca kale markaas eegto dakhliga soo gala oo ay wasaarada maaliyadu kastamkeedu siiyo boqolkiiba toban ayaan hada la garanayn meesha ay marto

waxaa buuxa suuli ilaa labaatan talaabo u jirta xarunta dawlada hoose oo ay ka uindholaayiin maamulka iyo xildhibaanada dawlada hoosr

sidookaleeto qaar ka mida aqoonyahanka deegaankaasi ayaa sheegay in magaaladu bilaa nal tahay iyadoo ay jirtay lacag ay hayadi bixisay oo dhamayd boqolkun oo dolar balse laga hayo dhawr ito tban kun iyadoo intii kale lagu sheegay dayr iyolaba makhsin oo ay dhistay dawl;ada hoose iyo ika rogo xashiishka qaada dhismahaniyodayrkan oo ku yaal xarunta dawlada hoose oo lagu kordhiyay dhismihii hore lama garanaayo lacagtaasi meesha ay martay si kastaba ha ahtee maxamed cali aw faarax oo ku sugan magaalada bali gubadle  ahna wariye ka tirsan maantasomaliland ayaa waxaa uu soo sheegayaa qaylo dhaan dhinaca shcbiga ah oo la xidhiidha cashuurta laga qaado oo aan lagaraanayn jeebkay ku dhacdo maraka laga reebo xafiiska wasaarada caafimaadka oo si toos ah uaga hawlgala gobalka

sikastaba ha ahaatee maayar guray iyo ku xigeenkiisa ayaa  mudo dhawaan ah ay ka tashadeeen dadwaynaha ku nool tuulada gumar taasi oo waxgaradkii  iyo odayaasha beesha arab  ee halkaa dagani ay goaan ku gaadheen in ay hoos tagaan degmada balicabane  o 14 kiiloomitir u jirta halka degmada bali gubadlena ay u kirto 29 kiiloo mitir sidaasi awgeed head tuulaha  gumar   iyi gudoomiyaha tuulada gumar iyo lix xubnood oo gudi ah oo u waramayay shabakada maantasomaliland.com waxay sheegeen in ay kala noqdeen degmada bali gubadle oo ah caasimada gobalka hawd oo ay markii hore hoos tagi jireen kalsoonidii iyagoo uga wareegay degmada bali cabane waxaanu yidhu gudoomiyuhu(kol hadaan cashuurta lanaga qaado aany waxba nagaga soo noqonayn oo xataa ceel daayoo haro lanoo qodayn waxaan laga bilaabo maanta hoos tagaynaa degmda bali cabane )sidaasi waxaa yidhi gudoomiyaha tuulada gumar

si kastaba ha ahaatee waxaa aan indhahayga ku soo aagnay laba GR  oo kuwa lacag qabashada dawlada hoose oo ay kala leeyihiinGR BALICABANE DAWLDA HOOSE IYO GR dawlda hoose balgubadle taasi oo tuulada yar ee gumar ay ka wada shaqaynayaan oo laba cshuur qaade  iyana joogaan

isku soo wada duuboo maayarka magaalada gumar oo ah nin markii horana maayar kuxigeen ahaa ayaan wax talaabo ah ka qaadin arintan dawladaha hoose eegobalka khal khal ku abuuri karta gaar ahaan habka cshuur qaadiista gobalka

lasoco qaybta sadexaad

One Response to Maamul Xumada Aafaysay Xarunta Dawlda Hoose Ee Gobalka Hawd Oo Dawynaha Kunooli walaac Ka Muujiyay

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com