Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 813)

Hayadda Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn Ee MSF Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Shaqaalaheedii Kala Baxday Somaliya Iyo Magalada Burco Oo Ay Kala Mid Dhigtay Dalka Somaliya

Hayadda Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn Ee MSF Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Shaqaalaheedii Kala Baxday Somaliya Iyo Magalada Burco Oo Ay Kala Mid Dhigtay Dalka  Somaliya

Hargeysa(maantasomaliland):- Haayada Dhakhatiirta Aan Xuduudka Lahayn Ee MSF Belguim ayaa Shaqaaleheedii Ajaanibka ahaa ee ku sugnaa gudaha somaliya kala baxday dhamaan shaqaalaheedii ku sugnaa mudada 22 sano ah, madaxa ugu sareeya hay,addan oo maanta shirjara,id ku qabtay magalada Nairobi ayaa sheegay in ay maanta shaqaalaheedii ka gurtay somaliya in kasta oo ay somaliya ka jirto […]

Kooxda Tottenham Oo dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela

Kooxda Tottenham Oo dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela

maantasomaliland):-Tottenham ayaa weli ka doodeysa hadii ay dalab ka gudbinayaan weeraryahanka kooxda Roma Erik Lamela kaasoo lagu qiimeeyo 30 milyan ginni, sida ay qortay jariirada England ka soo baxda ee Daily Mial. Agaasimaha dhanka farsamada kooxda Spurs Franco Baldini hore uga soo shaqeeyay Roma ayaa si wacan u yaqaana Lamela oo uu ku arkay 21 […]

Ciidamada Masar ayaa bilaabay subaxnimadii Saaka inay galaan qaar kamid ah goobaha ay banaanbaxa ku dhigayeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka. Ciidamada ayaa saaka cagta mariyey fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza una dhaw Jaamacada Qaahira

Qaahir(maantasomaliland):-Ciidamada Masar ayaa bilaabay subaxnimadii Arbacada inay galaan qaar kamid ah goobaha ay banaanbaxa ku dhigayeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka. Ciidamada ayaa saaka cagta mariyey fagaaraha Nahda ee deegaanka Giza una dhaw Jaamacada Qaahira oo halkaasi oo ay isku aruursadeen taageerayaasha ikhwaan muslimiinka ee kasoo horjeeda afgembiga militari ee xilka looga tuuray Madaxweynihii la doortay Maxamed […]

saaka oo magaalada hargaysa markii waagu baryay lagu arkay ciidamada amaanka oo gaaf wareegaya iyadoo gaadiidka kala duwana baadhaya isla Markaana Aad Loo Adkeeyay Amaanka Caasimada Hargaysa

saaka oo magaalada hargaysa markii waagu baryay lagu arkay ciidamada amaanka oo gaaf wareegaya iyadoo gaadiidka kala duwana baadhaya isla Markaana Aad Loo Adkeeyay Amaanka Caasimada Hargaysa

Hargeysa(maantasomaliland):- saaka markii uu waagu baryey ayaa lagu arkayey ciidamada dhinaca amaanka ee Somaliland oo gaaf wareegaya wadooyinka magalada Hargeysa gaar ahaan wadooyinka faras magaalaha,kuwaas oo baadhaya baaburta kala duwan ee dadwaynaha ee istcimaalaya wadooyinkaas,ilaa iyo hada marjirto wax dad laga shakiyey oo ay gacanta ku dhigeen ciidama Somaliland iyo cid ka hadashay oo ka […]

Ururka Jimciyada Mujaahidiinta Ee Sooyaal Oo Taageeray Wareegtada Uu Madaxwaynuhu Ku Hir Galiyay Bixinta Darajada Ciidamada Dalka

Ururka Jimciyada Mujaahidiinta Ee Sooyaal Oo Taageeray Wareegtada Uu Madaxwaynuhu Ku Hir Galiyay  Bixinta Darajada Ciidamada Dalka

Hargaysa (maantasomaliland):-ururka Jimciyada mujaahidiinta sooyal ayaa shirjaraa,iid oo maanta ku qabteen magaalada hargaysa waxa si wayn usoo dhaweeyen talaabadii uu madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland ku dhaqan galiyey darajo bixinta ciidamada qalabka sida ee Somaliland. maamulka sare ee jimciyada mujaahidiin ta Somaliland sooyal oo ku hadlayey magaca golaha fulinta iyo magaca gudoonka Sare ayaa waxa ay ku […]

Shirweyne socon doona muddo lab maalmood ah oo ku saabsan sidii ay Somaliland isugu tashan lahayd isuguna taxalluujin lahayd gaadhitaanka himiladeeda aqoonsi caalami ah oo ay hesho ayaa maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa.

HARGEYSA maantasomaliland):-Shirweyne socon doona muddo lab maalmood ah oo ku saabsan sidii ay Somaliland isugu tashan lahayd isuguna taxalluujin lahayd gaadhitaanka himiladeeda aqoonsi caalami ah oo ay hesho ayaa maanta ka furmay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa. Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax ayaa shirweynahaasi oo uu ka furay […]

Metalist Kharkiv Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Qeyb Qaadato Champions League.

Metalist Kharkiv Oo Laga Mamnuucay Inay Ka Qeyb Qaadato Champions League.

maantasomaliland):-Uefa ayaa ku dhawaaqday in kooxda Metalist Kharkiv laga mamnuucay inay xilli ciyaareedkan ka qeyb qaataan tartamada Yurub ka dib markii dacwad laga furay lagu helay inay ku kaceen fadeexada qamaarka ee ciyaaraha natiijooyinkooda la qorsheeyo. Metalist ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad horyaalka Ukraine, waxaana ay sidaasi ku buukinteen wareega seddexaad ee isreebreebka Champions League, […]

Ciyaaryahanka Franck Ribery: Waxaan Ka Fiirsaday Inaan Ku Biiro Barcelona

Ciyaaryahanka Franck Ribery: Waxaan Ka Fiirsaday Inaan Ku Biiro Barcelona

maantasomaliland):-Franck Ribery ayaa qirtay inuu ka fiirsay inuu ka tago Bayern Munich oo uu ku biiro Barcelona xagaagii 2009, laakiin uu ugu danbeyn doortay inuu sharfo qandaraaskiisa waxaana uu iska sii joogay Allainz Arena. Xiddiga reer France ayaa sannado yar ka hor waxaa si aad ah loola xiriirinayay Real Madrid, laakiin waxa uu haatan shaaca […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Qorshaha Labaad Ee Wenger Hadii Suarez Uu Anfield Sii Joogo… Michu Ama Edin Dzeko.

Qorshaha Labaad Ee Wenger Hadii Suarez Uu Anfield Sii Joogo… Michu Ama Edin Dzeko.

maantasomaliland):-Arsenal ayaa u gudbeysa qorshaheeda labaad ee ay ku raadineyeen gooldhaliye fiican, iyagoo haatan garwaaqsaday inay seegi karaan saxiixa Suarez, waxaana ay doonayaan midkood Michu ama Dzeko sida ay sheegeyso Daily Mail. Gunners ayaa weeraryahanka Liverpool ka dhigatay diiradooda koowaad ee xagaagan, waxaana durba laga soo diiday labo dalab oo ay u gudbiyeen kooxda Anfield […]

Ciyaaryahanka Luis Suarez Oo Maankiisa Bedelay: Waxaaan Sii Joogayaa Liverpool.

Ciyaaryahanka Luis Suarez Oo Maankiisa Bedelay: Waxaaan Sii Joogayaa Liverpool.

maantasomaliland):-Luis Suarez ayaa u sheegay wargeys Uruguay ka soo baxa in jaceylka uu ka helay taageerayaasha Liverpool inay ka dhaadhicisay inuu mustaqbalkiisa dhow u hibeeyo kooxda. Weeraryahanka ayaa si weyn u bedelay maankiisa isagoo xagaagan oo dhan dalbanayay in la iibiyo. “Haatan waan sii joogayaa, sababtoo ah jaceylka aan ka helay dadka reer Liverpool” ayuu […]

Labada Kooxood ee Liverpool iyo Tottenham oo ku dagaallamaya saxiixa Willian

Labada Kooxood ee Liverpool iyo Tottenham oo ku dagaallamaya saxiixa Willian

maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa u diyaar garoobeysa in ay gor-goriso xiddigga kubbad sameeyaha ah ee reer Brazil, Willian, oo ka tirsan kooxda sii musallafeysa ee Anzhi Makhachkala. Xiddggan ayaa kooxdiisa ku qiimeysaa 35 milyan oo Gini, waxeyna kooxda Liverpool tartan xooggan kala kulmeysaa kooxda Tottenham oo in muddo ah raadineysay ciyaaryahankan 25 jirk ah. Liverpool ayaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com