Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 818)

Maayarka magaaladda Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa beeniyay war ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa, kaas oo ay ku sheegeen in maalintii ciida carafo garoonka magaalada Ceerigaabo lagaga qayliyay wasiiro kala qaybgalay munaasibadii ciida.

Ceerigaabo (maantasomaliland) -Maayarka magaaladda Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa beeniyay war ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa magaalada Hargeysa, kaas oo ay ku sheegeen in maalintii ciida carafo garoonka magaalada Ceerigaabo lagaga qayliyay wasiiro kala qaybgalay munaasibadii ciida. Ismaaciil Xaaji Nuur oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka […]

Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida mudane Xaaji Cabdikariin Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe ) ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay darajooyinka ay u qeybisay 10 kun oo askari oo ka kala tirsan noocyadda kala duwan ee ciidammadda.

Hargeysa (maantasomaliland)-Gudoomiyaha guddida joogtada ah ee golaha guurtida mudane Xaaji Cabdikariin Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe ) ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay darajooyinka ay u qeybisay 10 kun oo askari oo ka kala tirsan noocyadda kala duwan ee ciidammadda. Guddoomiyaha Guddi hoosaadka joogtadda ee aqalka odayaashu waxa uu sidaasi ka sheegay kulan gudidoodu la yeelatay Guddi […]

Xildhibaan Rayte Oo Sheegay In Dhaliisha Ay Shacabku Xukuumada U Hayaan Marayso Halkii U Saraysay

Xildhibaan Rayte Oo Sheegay In Dhaliisha Ay Shacabku Xukuumada U Hayaan Marayso Halkii U Saraysay

Oslo (maantasomaliland) – Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay sharciyadda Golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka, kuwaasi oo xukuumaddu aad uga qaylisay. Xildhibaan Rayte, waxa uu sheegay inuu fool xumo u arko in xukuumaddu ka hadasho isla-markaana isku mashquusho sharciyadda Magaca GOLE, maadaama uu yidhi […]

Orod yahanka Mo Farah oo gacanta ku xidhan Calanka Somaliland+wacdarihii uu dhigay Daawo video

xuseen xarbi maantasomaliland hargaysa/office email/harbi_31@hotmail.com tel:0634052413

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dawladda Ingiriiska u qoray dhambaal uu kaga codsanayo inay wax ka qabtaan go’aanka uu Barclays ku joojinayo wada shaqayntii uu la lahaa xawaalado tiro badan

Hargeysa(maantasomaliland)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dawladda Ingiriiska u qoray dhambaal uu kaga codsanayo inay wax ka qabtaan go’aanka uu Baanka caalamiga ah ee Barclays ku joojinayo wada shaqayntii uu la lahaa xawaalado tiro badan oo ay ku jiraan kuwo ay reer Somaliland leeyihiin. Inkastoo aanay madaxtooyada Somaliland meelna ka sheegin in madaxweyne Siilaanyo […]

Tata Martino: Fabregas ma ciyaari karo kulanka saaxiibtinnimo ee Spain

Tata Martino: Fabregas ma ciyaari karo kulanka saaxiibtinnimo ee Spain

(maantasomaliland) Macallinka kooxda Barcelona, Tata Martino ayaa sheegay in xiddiggiisa khadka dhexe ee Cesc Fabregas uusan ka qeyb gali doonin ciyaarta saaxiibtinnimo ee toddobaadkan Spain la ciyaari doonto Ecuador kagadaal markii uu dhaawac soo gaaray. Fabregas ayaa dhaawac dhinaca anqawga ah kasoo gaaray kulankii saaxiibtinnimo ee Barcelona galabta 3-1 kaga badisay xiddigaha Maleysia. Cesc ayaa […]

Pellegrini Oo Suuqa Ka Raadinaya Ciyaaryahan Uu Ku Adkeeyo Daafaca Man City

Pellegrini Oo Suuqa Ka Raadinaya Ciyaaryahan Uu Ku Adkeeyo Daafaca Man City

(maantasomaliland) Tababaraha kooxda Manchester City Manuel Pellegrini ayaa shaaca ka qaaday in laga yaabo inuu suuqa kala iibsiga ka doonto daafac cusub ka dib markii kooxda ay guuldarro ka soo gaartay Arsenal kulankoodii ugu danbeeyay ee saaxiibtinimo. City ayaa guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay Gunners kulankii shalay ka dhacay Helsinki, iyadoo Theo Walcott, Aaron […]

Ancelotti: Maxaan Uga Hadlayaa Gareth Bale Anigoo Ka Hadli Kara Morata iyo Jese

Ancelotti: Maxaan Uga Hadlayaa Gareth Bale Anigoo Ka Hadli Kara Morata iyo Jese

(maantasomaliland) Tababare Carlo Ancelotti ayaa si weyn u amaanay ciyaartoydiisa Real Madrid iyagoo shalayto Mareykanka ku garaacay kooxda Inter Milan. Kaka, Cristiano Ronaldo iyo gool uu iska dhaliyay Ricky Alvarez ayaa Los Blancos ka saaciday inay 3-0 ku garaacaan Inter kulankoodii ugu danbeeyay ee ciyaaraha saaxiibtinimo ee xagaaga. Waxaana tababaraha uu la dhacay qaab ciyaareedka […]

Gudoomiyaha Wigan Athletic: Waan Iska Iibin Lahaa Caajislowga Wayne Rooney

Gudoomiyaha Wigan Athletic: Waan Iska Iibin Lahaa Caajislowga Wayne Rooney

(maantasomaliland) Gudoomiyaha kooxda Wigan Athletic Dave Whelan ayaa sheegay inuu iska diri lahaa Wayne Rooney hadii uu madax ka ahaan lahaa United isagoo ku eedeeyay ciyaaryahanka inuu noqday caajisloow isbuucyadii u danbeysay ee xilli ciyaareedkii hore. Waxaana gudoomiyaha Wigan uu sheegay in Rooney uusan heleynin koox uga fiican Man United, inkastoo uu qirtay inuu 30 […]

Liverpool Oo Laga Yaabo Inay Saxiixa Matri Ka Afduubato Napoli.

Liverpool Oo Laga Yaabo Inay Saxiixa Matri Ka Afduubato Napoli.

(maantasomaliland) U dhaqaaqistii Alessandro Matri ee Napoli ayaa waxaa laga yaabaa inay afduubato Liverpool madaama Juventus ay qiimihiisa ka dhigtay 12 milyan euro. Labadii maalmood ee u danbeysay waxaa si aad ah ay u warinayeen saxaafada Talyaaniga in Juventus ay aqbashay dalab 12 milyan euro oo ka yimid Napoli. Matri ayaana waqti u qaadanaya inuu […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland )Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net […]

Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee dalwaladda Ingiriiska bayaa qirtay in Al shabaab ka dhacday lacag dhan ?500,000 lacagta ingiriiska ah, taasoo ay ugu talagaleen inay gargaar ahaan ku gaadhsiiyaan dadka ku tabaalaysay dalka Soomaaliya.

London (maantasomaliland)- Waaxda Horumarinta Caalamiga ah ee dalwaladda Ingiriiska bayaa qirtay in Al shabaab ka dhacday lacag dhan ?500,000 lacagta ingiriiska ah, taasoo ay ugu talagaleen inay gargaar ahaan ku gaadhsiiyaan dadka ku tabaalaysay dalka Soomaaliya. Waddanka Ingiriisku wuxuu sheegay in kooxda Al Shabaab dhacday lacagtan gargaarka ah iyo qalabo kale oo loogu talagalay in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com