Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 3)

Baarlamaanka iyo saxaafada Somaliland oo isku waafaqay in la dhaqan galiyo xeerkii saxaafada Somaliland ee 27/2004

Baarlamaanka iyo saxaafada Somaliland oo isku waafaqay in la dhaqan galiyo xeerkii saxaafada Somaliland ee 27/2004

Baarlamaanka iyo saxaafada Somaliland oo isku waafaqay in la dhaqan galiyo xeerkii saxaafada Somaliland ee 27/2004 iyo in wax baahiya aan loo qabin xeer cusub Labada geesood oo seeska u dhigay shan qodob oo ay ka mid tahay in gudi daba gasha dhaqan-galinta xeerka saxaafada ee 27/2004 oo ka kooban saxaafada iyo baarlamaanka la sameeyo. […]

Gudomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka M/jeex Mr.Salaax Muxumed Idiris (Shiine) oo maanta xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaa Ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolada dalka iyo Shirka Beesha Arab ee dhawaan lagu qabandoono Magaalada Baligubadle

Gudomiyaha Xisbiga Waddani ee Gobolka M/jeex Mr.Salaax Muxumed Idiris (Shiine) oo maanta xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta ayaa Ka Hadlay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee gobolada dalka iyo Shirka Beesha Arab ee dhawaan lagu qabandoono Magaalada Baligubadle Ugu horeyn gudoomiye shiine waxa uu ka waramay awooda Xisbiga ee Gobolka Maroodijeex oo ku tilmaamaymid aad u baaxad weyn […]

Wasiir Xirsi oo ka warbixiyay xaaladda Masuuliyiin Shil Baabuur Maanta ku dhaawacmay

Wasiir Xirsi oo ka warbixiyay xaaladda Masuuliyiin Shil Baabuur Maanta ku dhaawacmay

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Shilka Gawaadhida ee soo gaadhay Xubno ka tirsan Weftiga Madaxweyne Siilaanyo gelinkii hore ee maanta uu yahay mid sahlan, isla markaana Dhaawacyada Wasiirrada iyo Xubnaha kale soo gaadhay lagu dawaynayo Cusbitaalka magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qoraal kooban ku […]

Boqorkii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec Oo Ku Geeriyooday Cisbitaal Ku Yaala Dalka Jarmalka

-Alle ha u naxariistee Fanaanka Caanka ahaa ee Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa ku geeriyooday cusbitaal ku yaala wadanka Jarmalka. Fanaanka ayaa in mudo ah qaliin lagu sameeyay u yaalay Cisbitaalka ka dib Xanuun mudooyinkii dambe soo food saaray. Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo loo yaqaanay Boqorka Codka ayaa ka mid ahaa fanaaniinta Caanka ka ah […]

Guddida Cadaaladda ayaa maanta dhagaysatay markhaatiyayaal looga baahday cadeymo ka dhan ah Garsoorayaal iyo Xeer Ilaaliyaal ah ku socoto dacwad lagu soo oogay

Hargeysa(MSL) Guddida Cadaaladda ayaa maanta dhagaysatay markhaatiyayaal looga baahday cadeymo ka dhan ah Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyaal ah ku socoto Dacwad lagu soo Oogay, kuwaasoo lagu soo eedeeyey Musuq maasuq iyo wax is-daba marin. Dacwadan oo in muddo ah socotay ayaa la sheegayaa in lagu Oogayo ugu yaraan Afar qof oo ka hawl-gala Maxkamadaha Hargeysa, […]

xog dhab ah oo naga soo gaadhay war ku soo baay mareegta Waaheen oo ku saabsanaa in Cali mareexaan iyo Salaadiin la siiyey qayb ka mid a Tiyaatarka Hargeysa ayaa cadeeyey in Madaxweyne Axmed Siilaanyo siiyey laba Suldaan ee kala ah Suldaan saleebaan Boqor Cismaan Xasan iyo Suldaan C/raxmaan C/laahi Aw Good.

xog dhab ah oo naga soo gaadhay war ku soo baay mareegta Waaheen oo ku saabsanaa in Cali mareexaan iyo Salaadiin la siiyey qayb ka mid a Tiyaatarka Hargeysa ayaa cadeeyey in Madaxweyne Axmed Siilaanyo siiyey laba Suldaan ee kala ah Suldaan saleebaan Boqor Cismaan Xasamn iyo Suldaan C/raxmaan C/laahi Aw Good. Sida ay noo […]

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO SHEEGAY IN CIIDANKA BOOLISKU GACANTA KU SOO DHIGEEN NINKII SHALYA RASAASTA KU DHAAWACAY MADAXA SHAQAALAHA HAYADA KORANTADA

(MAANTASOMALILAND)Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in xalay ay hawl-gal ay Boolisku sameeyeen ay gacanta ku soo dhigeen Siciid Maxamed Jaamac oo khamiistii shalay laba xabadood ku dhuftay madaxii shaqaalaha ee wakaaladda Korontadda Hargeysa Ilyaas Daa’uud. Taliyaha oo galabta u warramayay WARBAAHINTA, waxa uu sheegay “Ciidanka Boolisku waxay hawl-gal balaadhan […]

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa bulshada ugu baaqay inay muujiyaan dareenkooda ku waajahan maalinta xuquuqal insaanka iyo xoriyatal qawlka isla markaasna ay nabadgelyada dhawraan.WARSAXAAFADEED

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa bulshada ugu baaqay inay muujiyaan dareenkooda ku waajahan maalinta xuquuqal insaanka iyo xoriyatal qawlka isla markaasna ay nabadgelyada dhawraan. Sidoo kale waxay xuseen in xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku tumatay xoriyatal qawlkii iyo xuquuqal insaankii Somaliland. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee […]

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa toddobaadkan laba jeer gurigiisa kula kala shiray labada garab ee Xisbiga Kulmiye u qaybsan yahay, kuwaas oo tahli kari la’ go’aankii korka lagaga keenay kadib in ay dhaqaajiyaan hawlihii xisbiga sugayey ee uu ugu horeeyey shirweynihii sadexaad oo ay dhibtu ka dhacday qaabkii Xisbigu u qabsan lahaa.

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa toddobaadkan laba jeer gurigiisa kula kala shiray labada garab ee Xisbiga Kulmiye u qaybsan yahay, kuwaas oo tahli kari la’ go’aankii korka lagaga keenay kadib in ay dhaqaajiyaan hawlihii xisbiga sugayey ee uu ugu horeeyey shirweynihii sadexaad oo ay dhibtu ka dhacday qaabkii Xisbigu u qabsan lahaa. […]

Guddida Arrimaha Gudaha, difaaca iyo Nabadgelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiye u dooratay Xildhibaan Gar-yaqaan Ibraahim Rayte, halka Xoghayaha guddidaasna uu ku guulaystay Xildhibaan Bashiir Tu.Guddida Arrimaha Gudaha,

msl)Guddida Arrimaha Gudaha, difaaca iyo Nabadgelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiye u dooratay Xildhibaan Gar-yaqaan Ibraahim Rayte, halka Xoghayaha guddidaasna uu ku guulaystay Xildhibaan Bashiir Tu.Guddida Arrimaha Gudaha, difaaca iyo Nabadgelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiye u dooratay Xildhibaan Gar-yaqaan Ibraahim Rayte, halka Xoghayaha guddidaasna uu ku guulaystay Xildhibaan Bashiir Tukaale. Doorashada guddidan […]

Ma dhici karto nin xisbi xukumaa inuu u gudbo awoodii madaxwaynaha ee qaranka oo dhan midaynaysay , maxaa laysku hayaa, madaxwaynaha ma diidana in la wada tashado, Kulmiye ma diidana, anigoo ah guddoomiyaha Kulmiye wali nimankaasi iimay odhanin wax baa siya xukumadiina way nagu soo taag-taagan tahay ama waa nala maqli waayay ee naga qabo maanaan wada hadalba.”

Hargeysa,(maantaSomaliland.) – Gudoomiyaha Xisbiga tallada haya ee  Kulmiye Md.  Muuse Biixi Cabdi ayaa sharci darro ku tilmaamay shirka qaran ee ay wada jirka u qaban qaabinayaan labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI. Guddoomiyuhu waxa uu caddeeyay in cida kaliya ee awooda u leh qabashada  shirka qaran  uu yahay madaxwaynaha.waxaanu  xisbiyada mucaaradka ah ugu baaqay […]

Dedaalada ay xukuumadda Somaliland wakhtigan ugu jirto horumarinta jidadka iyo laamiyada Halbowlaha u ah qaranka oo muddo ku siman 22 sannadood oo qarankani jirey aan helin wax dayactir iyo samayn ah.DAAWO WADADA HARGAYSAYO BERBERA

Dedaalada ay xukuumadda Somaliland wakhtigan ugu jirto horumarinta jidadka iyo laamiyada Halbowlaha u ah qaranka oo muddo ku siman 22 sannadood oo qarankani jirey aan helin wax dayactir iyo samayn ah.DAAWO WADADA HARGAYSAYO BERBERA

Mustafe Cismaan C/Raxmaan (Mustafe Teacher) Waddooyinku waxay ka mid yihiin Quruxda iyo Astaamah Dawlad kasta iyo Dal walba ugaar ka ah, waxana waddan kasta waddanka uu ka waddooyin wacan yahay lagu tilmamaa inu ka horumarsan yahay dhinacyada Bilicda iyo   Baaxadda inta ba. Haddaba Waxaan Qormadaydan Saaka si waafiya ugaga hadli doonaa Dedaalada ay xukuumadda […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com